|

BREAKING NEWS: War murtiyeedkii shirka Kismaayo oo goor dhow la shaacinayo.

Kismaayo(Puntlandi.com) Waxaa magaalada Kismaayo haatan ka socoto qaban-qaabada shaacinta War-murtiyeedka shirkii kismaayo, iyadoo saxaafadu haatan ku sugan tahay hoolka guriga martida, halkaas oo go’aanka lagu shaacindoono.

Puntlandi kala socda shaacinta war murtiyeedka.

Comments are closed