abaaraha
|

Breaking News:- Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo geeriyooday.

Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah barlamanka dowladda Puntland ayaa maanta Ku geeriyooday magaalada Nairobi dalka Kenya.

Xildhibaanka ayaa dhawaan xaalad caafimaad loogu qaaday kadib markii uu ku dhawaacmay qarax loogu xiray gaarigiisa loogu xiray oo lagula eegtay magaalada Gaalkacyo.

Masuuliyiin katirsan dowladda Puntlani ayaa warsidaha Puntlandi u xaqiijiyay geerida xildhibaan Cabcdiqaadir Faarax Bootaan.

Guddoomiyihii hore ee barlamanka dowladda Puntland, haatana ah wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaanka, isagoo Eebbe uga baryay inuu jannadii fardowso ka waraabiyo.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login