|

BREAKING NEWS:- Xildhibaan katirsan aqalka sare oo ka badbaaday iskuday dil.

Xildhibaan katirsan golaha aqalka sare ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Hussein Haji Ali ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu qaarajiyo.

Rag hubaysan ayaa rasaas la beegsaday gaari uu la socday xildhibaanka, waxaana weerarkaan ku dhaawacmay Dawaralkii gaariga uu la socday iyo qof eheladiisa kamid ah.

Waa xildhibaankii ugu horeeyay oo katirsan aqalka sare oo la weeraro.

Puntlandi.com

Muqdisho

 

 

 

Comments are closed