abaaraha
|

Breaking News :- Xoghayaha Arimaha dibada ee Dalka Ingriiska Boris Johnson oo booqasho qarsoodi ah hadda ku yimid Muqdisho

Xoghayaha Arimaha dibada ee dalka Ingriiska Boris Johnson ayaa booqasho aan hore loo sii shaacin oo qarsoodi ah hadda ku soo gaaray magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Wixii ku kordha safarka Boris Johnson kala soco Www Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login