|

Breaking–Soomaaliland oo soo weerartay deegaanadii uu beri booqan lahaa Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa ka baaqdey Safar uu ku tago lahaa deegaano Hoos yimaada Gobolka Sool ka dib markii Ciidan taabacsan Soomaaliland ay saaka kusoo waabariisteen.

Deegaanada ayaa waxaa ka socday abaabul lagusoo dhaweyn lahaa Madaxweyne Farmaajo.

Ciidan xoogan ayay Puntland u dirtay Deegaanka saaka.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi
Garowe

You must be logged in to post a comment Login