|

Breaking Sport News— Portuqal oo ku guulaysatay horyaalka Qaramada Yurub

Kooxda kubada cagta Qaranka Portuqaal ayaa ku guulaystay Koobka kubada Cagta ee Qaramada Yurub kadib markii ay finalkii caawa uga badiyeen France oo gurigooda lagu qabanayay Ciyaaraha Qaramada Yurub 2016.

Ciyaarta caawa oo 90 daqiiqo ku dhamaatay 0-0 ayaa 30 daqiiqo ee lagu daray waxay Portugal dhaliyeen goolkii guusha.
20160710_23544520160710_235352

20160710_23544520160710_235352

Comments are closed