|

Breakking News: Puntand oo ku guulaystay tartankii dowlad goboleedyada Soomaaliya.

(Pi Muqdisho) Xulka kubadda cagta Puntalnd ee ku guulaystay koonkii maamul goboleedyada Sooamaliya, kadib markii ciyaartii  ugu dmabeysay ay ka guulaysteen xulka Jubbaland.

Xulka kubbada cagta Puntland ayaa 5-3  rigoorayaal ah kaga qaaday xulka Jubbaland kadib markii ay isla dhaafi waayeen 1-1.

Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa ka bilowday iskusoo baxyo lagusoo dhoweynayo guusha weyn ee xulka kubbada cagtaPuntland.

Warsidaha Puntlandi kala socda wixiii faahfaahin oo soo kordha

 

 

Comments are closed