|

Axmed Kismaayo oo saakay ku geeriyooday dalka Hindia.

Guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka Puntland, Axmed Maxamed Cali (Kismaayo), ayaa saakay ku geeriyooday isbitaalka kuyaala dalka Hinida halkaas oo xaalad caafimaad loo geeyay.

Axmed Kismaayo ayaa bilihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Nayrobi, iyadoo markii dambe loo qaaday dalka Hindia.

Waa geeridii labaad oo si gaar ah u taabatay shacabka Puntland, iyadoo xalay uu geeriyooday Dr Maxamed Jaamac Salaad oo ahaa dhaqtarkii ugu weynaa xaga cudurada Neerfaha.

 

Comments are closed