|

British Airways oo kansashay dhamaan Duulimaadyadii Heathrow iyo Gatwick

BA said terminals at Heathrow and Gatwick had become extremely congested and cancelled all flights from those airports until 6 p.m. (1700GMT, 1 p.m. EDT). It is urging passengers not to go to the airports, Pi reporting

Shirkada Diyaaradaha Ingiriiska ayaa dhamaan Kansashay Duulimaadyada Garoomada Heathrow iyo Gatwick ee Magaalada London.

Sida ay shirkada BA sheegtay waxaa garoomada soo foodsaaray cilad weyn ee Dhinaca Kambuyuutarada ah, Ciladaan Kambuyuutarada ee Garoomadaan haleeshay ayaa Sababtay iney shaqayn waayaan Mashiinada Check in-ka ( self-check-in machines. ).

Afhayeen u hadlay British Airways ayaa sheegay in Ilaa amar dambe ay kansaleen Duulimaadyada Garoomadaan waxaana la filayaa iney sii xiraadaan Ilaa galabta (sabti 17:00).

Boqolaal kun oo Safrayaal ah ayaa saameysay Kansalida Diyaaradaha London.

British Airways waxay faraysaa Rakaabka bixi lahaa maanta ineysan kusoo lug go’in Garoomadaan oo ay inteysan Guryahooda kasoo bixin ay waxaan Garoonka ama Shirkada BA.

Wixii kasoo Kordha warkaan kala soco Pi

Puntlandi
London

Comments are closed