abaaraha
Home » Boga Dadweynaha Waxaad joogtaa Keydka “Boga Dadweynaha”

ILA QOSOL oo Daawo : – Ciidanka Wasiir Maareeye u soo wado Ciida Gaalkacyo iyo Dawladii Federaalka oo cadow u gacan gashay

October 12th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Masawirka maanta iyo Aamin Caamir : – 4 Sano Xasan Sheekh oo Dhaqaale iyo Hub ku taageeray Colaada iyo Dagaalka Isbaheysiga Argagixisadu ku hayso Shacbiga Gaalkacyo

October 7th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Warbixin : – Afartii Sano ee uu Hogaanka Dalka la Habaabay Xasan Sheekh iyo Khasaaraha ka dhashay 47 Qarax oo dhacay

October 6th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Breaking News : – Xeer Ilaalyaha Guud ee Qaranka ” marka aan Munaafqnimo iska dhowro, ma jirto Badda la gatay, Masuuliyiintii horena Mahadnaq bay mudan yihiin

September 24th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Scavenging for survival: Young Orchids in a Squalid Dumpsite! Untold Story!

Scavenging for survival: Young Orchids ina SqualidDumpsite! Untold Story! By Najeb Ahmed Ali- Garowe, Puntland Somalia- Throughoutthe existence of mankind,the world has had beenfull of mysterious surprises. It is an undeniable fact that fewof us who are lucky enough have the ability to lead a high endlavish lifestyle indulging and basking on the delights that […]

September 24th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Daawo oo ila qosol : – M/weyne Xasan Sheekh oo Naflacaari ah oo sidii KHAAN-KHAAN Video-yo 2 daqiiqo ah Mobilkiisa qol yar isaga duubaya oo Facebook soo dhigaya

September 23rd, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Breaking News : – Ganacsade caan ahaa oo caawa lagu dilay magaalada Beledweyne

September 21st, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Daawo Xusuus 2009-kii Prof Ibbi : – ” Baddu wey bood-bodaa ” iyo isagoo difaacaya heshiiskii Badda lagu iibsaday

September 20th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Kenya says : ” Somalia has ignored pact to resolve maritime dispute “

September 19th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,News in English | Read More »

Job Vacancy on Amal Bank ” Branch Financing and Investment Officer “

September 18th, 2016 | Posted in .warka,News in English,Xayeysiin | Read More »

Nasashada Jimaha Heestii Qooto lacag ku cun :- Xasan Sheekh,Universal Tv,Amin Caamir iyo VOA-Somalia oo Qooto-Qooto iyo Dollar ku heshiiyey

September 17th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo :- Baashe Miskiinkii Beesha Harti oo afka furtay ” Somaaliya Walaalo ma nihin, ee Madaxweyne ciidan adag inoo samee ” iyo Shirkii IGAD oo Hargeisa dhul gariir iyo hurdo la’aan ku riday

September 14th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil : – ” Waar hadeynaan Beri nimanka iska saari karin, sow in aynu danteena qabsno ma aha “

September 14th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xayiraadii ka qaaday Diyaaradihii Qaadka Kenya

September 13th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Nasashada Ciida iyo Heestii ” Waar Ninkoow ka soo bax Madaxtooyada ” iyo Codkii Eebe ha u naxaristee Saado iyo Cabdi Maxamed Amiin

September 12th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Ganacsadihii reer Puntland ee Burco lagu afduubay iyo kuwii Puntland loogu aaray oo maanta degaanka Gambadho laysku weydarsanyo

September 10th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

The Central Bank of Kenya said : – ” Dahabshiil Money Transfer Limited is still operational and has not been de-registered by the Central Bank of Kenya,”

September 9th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Daawo oo ila qosol : – Beesha SNM ee Xasuuqa Cali Samatar ka cabaneysay, oo Mudane Ciro Billad Geesi ku siisay Feedhkii uu ku garaacay Miskiinkii Beesha Harti ee Baashe

September 9th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Maxamed Cumar Carte oo lagu daray madasha wadatashiga Qaranka isagoo wakiil u noqon doona Maamul Goboleedka Somaliland iyo Shirkii oo Daran-doori ku jira

September 8th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Dhageyso Boqor Buur madow oo gubaabinaya Beeshiisa Habar Jeclo dagaalka Beesha Habar Yoonis ee Degmada Ceel Afweyn,dadaalka Culumoda diintana ka soo hor jeestay

September 6th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Fadeexad Qaran :- Madaxweyne Xasan Sheekh oo dawlada Ethopia ka codsaday in la xiro,ama laga masaafuriyo magaalada Baladweyn Ugaaska Xawaadle

September 5th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Vacancies at Ministry of Environment, Wildlife and Tourism of Puntland (MoEWT)

September 5th, 2016 | Posted in .warka,News in English,Xayeysiin | Read More »

Weerar iyo qaraxayo lagu qaaday Makhaayada Banaadir Beach ee Muqdisho

August 25th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Qasnajigii Bangiga Dhaxe Muxiyadiin Maxamed Xasan oo lacag dhan 530.000 Dollar la baxsaday

August 25th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Fadeexad : – Shir madaxeedkii Igad oo Septembar ka dhacya Xalane iyo Ciidamada Somaalida oo lagu amray in aanay soo dhaafin KM 4″ SOWETO “

August 25th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Wareysiyo | Read More »

Jaamacadaha Bariga Africa iyo Intertanional University of Africa oo Maanta Heshiis kala saxiixday (Sawirro).

Heshiiskan  oo ay si wada jira usaxiixeen maamulka jaamacada bariga afrika iyo masuuliyiin ka socotay jaamacada caalamiga ah eeafrika( Intertanional University of Africa),iyadoo heshiiskan qayb  ku lahayd Wasaardda Waxbarshada iyo tacliinta sare ee Dowladda Puntland Hormuudka kuliyada shareecada Islaamka jamacada Barriga afrika Jamac Maxamed Xasan ayaa kusi feeyey in uu heshiiskan door weyn ka ciyaari […]

August 23rd, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

JOB VACANCY ON SME ”Business Development Service Providers”

August 23rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo,Xayeysiin | Read More »

Security Council expresses ‘regret’ over postponed electoral process in Somalia

August 19th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,News in English | Read More »

Tacsi : – Allaah ha u Naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur oo maanta ku geeriyooday dalka Turkey

August 17th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Tacsi : Eng Caydaruus Cusmaan Kenadiid oo maanta ku geeriyooday magaalada Garoowe iyo Taariikh nololedkiisii oo kooban

August 17th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Sawirka maanta iyo Amiin Caamir : – Waar gudiga doorashadu isku wada ekaa ma Hoyaa wada dhashay !!!!, Mayee Adeer M/weynahaa soo wada Rabeystay

August 7th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Breaking News : – M/weyne Xasan Sheekh oo wada olole sharci daro ah oo xafiiska xoog ugu haysanaayo ilaa maalinta doorashada

August 7th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Masawirka Maanta : – Sharaf iyo Xishood laga tag ” Masuuliyiin Qaran,Wasiiro,ku-xigeeno,Jenaraalo ku sheegyo iyo Duqa Caasimada oo saf la soo istaagay ” Mudulood baanu nahee,Gurguurte u wooda WALAXOW qabtee “

July 29th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Ciil iyo Cadaawad la qarsan waayey : – Wariye Somali ah oo u shaqeeye Aljaziira oo Tartankii Ciyaaraha maamulada ku tilmaamay “Xeryo Qabiil “

July 27th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,dh | Read More »

Tacsi : – Garaad Abshir Salaax oo galabta ku geeriyooday Sweden

July 1st, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Fadeexad : – M/weyne Xasan Sheekh oo mar kale la taliyihiisii sharciga u magcaabay gudoomiyaha gudiga madaxbanaan ee doorashooyinka

June 30th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Tacsi : – Marxuum Cabdullahi Cali Daahir ( Cabdullaahi dheere) oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo

June 9th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Faahfaahin : – M/weyne Xasan Sheekh oo shirkii madasha wadatashiga qaranka u wareejiyey Muqdisho,welina dabada ka riixaya damacii sadbursiga ee Muqdisho

May 27th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Deg deg :- Shir ka socda Villa Somalia iyo Xasan Sheekh iyo Odayaasha Beelaha Hawiye oo ka codsaday M/weyne Gaas inuu mar kale u tanaasulo

May 21st, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Fadeexad : – Xildhibaanadii Qaranka iyo Wasiiro hore ( Eng.Yariisow ) oo isu bedelay NGO-yo

May 19th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Tacsi : – Warsidaha Puntlandi waxa uu Tacsi u dirayaa M/weyne Gaas geeridii ku timid Adeerkiis Cabdullaahi Cali Gaas

May 17th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Lataliyaha Madaxweynaha Somaaliya Ing.Yariisow oo Puntland u sheegay in ay joojiyaan xaasidnimada,shakiga iyo wax isu-quurid la’aanta

May 14th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Daawo nasashada jimcaha iyo heestii sannadka ee Dheeho iyo codkii Shamacii fanka Puntland ee Al -Fanaan Daa’uud Xanfar

April 29th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Hogaanka nabadgelyada DDSI oo sheegay in maleeshiyaadkii al-qushaash iyo gal-mudug indhaha loo shiday.

April 24th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Breaking News : – lix caruura iyo Ayeeydood oo ka soo jeeda Beesha Biyamaal oo nolosha lagu gubay tuulada Dudumo ee Shabeelada Hoose

April 19th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Nin Ganacsade ah oo xalay lagu dilay Magaalada Laascanood

April 11th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Kooxda Damul-jadiid iyo M/weyne Xasan Sheikh oo heshiiskii Garoowe ka naxay, isla markaana diidan, lakiin weli Beesha Caalamka ka baqaya

April 6th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Sawirka Maanta :-Shilkii Shalay ka dhacay Garowe ” BLACK SUNDAY “

April 4th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Wareysiyo | Read More »

The agreement between Puntland and FGS, Garowe 03 .03.2016

Download now Puntland-FGS Agreement(1)

April 3rd, 2016 | Posted in Boga Dadweynaha | Read More »

Wadahadaldii Garoowe oo aan ilaa hadda wax natiijo laga gaarin iyo wiilkii kibirka badnaa ee M.Keating ( Mr.4.5 )oo beri Garoowe 4.5 kaliya la iman doona

Wakiilka qaranda midoobay M.Keating Wararka ay howlwadeenada Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in aan ilaa hada wax natiijo ah laga gaarin Wadahadaladii ka socdey Garowe.

April 2nd, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Shacbi maydkisii dhex taagan,Damul-jadiid oo raba Puntland sidii Hiiraan inay qabiil u kala furaan Iyo Safiirka Somalida ee Marykanka oo Garoowe loo soo xawilay

Waxaa weli caasimada Puntland ee Garoowe ka socda wadaxaajoodkii madhaleyska ahaa ee ku saleysnaa nidaamka xaaranta ah ee 4.5 oo u dhaxeeya wefdigii u hogaaminaayey Ra]iisul Wasaaraha Dawlada Federalka Somaaliyeed mudane Cumar Cabdirashiid iyo Xukuumada Puntland.

April 1st, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo kulankii Odayaasha Beelaha Hawiye : – ” Daarood wax maqal Xamar Hawiyaa iska leh,inta kale Magan iyo Marti waaye “

March 30th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Shirarkii Hiiraan oo guuldaro ku dhamaaday iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u soo noleeyey kala qaybsanaantii Beelaha Bariga iyo Galbeedka Baladweyne

Wararka uga dambeeyey ee laga helayo Magaalada Baledweyne ee Caasimada Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Shirarkii uu Madaxweyne Xassan Sheikh la lahaa Ugaasyada Gobolka Hiiraan uu Fashil ku soo dhamaaday.

March 27th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Daawo : – Xildhibaan Goodax oo Wasiirka Warfaafinta ku eedeyey in uu been abuur iyo aflagaado u geystay Odayasha dhaqanka Hiiraan,kuna hanjabay hadaan Wasiirka Talaabo laga qaadin in dariiqyada layska raadsan doono

March 25th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

(Sawiro) Jaaliyadda reer Puntland ee Waqooyiga Denmark oo Noqotay Jaaliyadii ugu Horaysay ee garab istaagtay Ciidanka Difaaca Shacbiga Puntland,gargaar iyo taakuleyn deg deg ahna Gaarsiisa

Jaaliyadda reer Puntland ee Waqooyiga Denmark ee xaruntoodu ay tahay magaalada Aarhus,ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay Ciidamada Dawlada Puntland. Deeqda ayaa ka koobnayd 500 oo Kartoon oo Timir ah(4000 kg) iyo 165 Kartoon oo Kalluun ah(7920 oo Qasac),taasi oo ay ugu tala galeen inay ku dhiiri galiyaan ciidanka Dawlada Puntland ee guusha ka gaaray dagaalkii […]

March 23rd, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »