Home » Uncategorized Waxaad joogtaa Keydka “Uncategorized”

(Dhageyso) Farmaajo,” Xasan Sheikh wuxuu Soomaaliya ka lumiyay labo sano oo wax badan lagu qaban karay,”

download (2)

August 14th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Cabdiweli oo Cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Bari

cabdiweli1-150x150

(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Muqdisho Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo ay ku dhinteen Taliyahii Qaybta Booliska gobolka Bari ee Maamulka Puntland iyo Taliyihi ilaalada canshuuraadka beriga ee gobolka Bari. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo […]

August 5th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Cabdiweli: Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

download (2)

August 1st, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo fursado waxbarasho u heshay ardaydii ugu sareysay imtixaankii dugsiyada sare.

(Pi Garowe) Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta magaalada Qardho abaal marino ku gudoonsiisay saddexdii arday ee kaalimaha hore ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare Puntland. Abaal marintaan ayaa waxaa bixisay shirkada isgaarsiinta ee Golis oo sheegtay inay ugu talo gashay sidii loogu dhiiri galin lahaa ardayda waxbarashada […]

July 30th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Hargeysa Oo Sheegatay inay Gacanta ku Dhigeen Gaarigii Cali Khaliif Galayr iyo Ilaaladiisii

July 26th, 2014 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Xiriiriyaha Jaaliyadda Puntland ee Wadanka Switzerland oo booqatay Xarunta dadka Dhimirka ka xanuunsan ee Garowe

vlcsnap-2014-07-10-09h28m27s99

(Pi Garowe) Hodan C/raxmaan Cali oo ah xiriiriyaha Jaaliyadda Puntland ee Switzerland oo maalmihii ugu dambeeyay soo gaartay dalka ayaa booqatay xarunta dadka qaba xanuunka dhimirka ee caasimadda puntland ee Garowe. Xaruntan oo lagu magacaabo Nasrulah ayaa intii ay furnayd waxay hoy’ u noqotay dadka dhimirka ka xanuunsan iyagoo ka hela daryeel caafimaad iyo mid […]

July 10th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo hadal ka soo saaray munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaanka

kay

June 28th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Beesha Cismaan Maxamuud ee reer Australia oo Hambalyo u diray Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Boqor

June 14th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Maqaal– Xasan Daahir Aweys iyo Maxamed Saciid Atam hadii Tolkood cafiyay, Ina Godone Tolkiis ma dhiiglaawaa

xasan sheikh

June 8th, 2014 | Posted in Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka oo maanta ka hadli doonta Siyaasadooda cusub ee Arimaha Soomaaliya

Ambassador Johnnie Carson

June 3rd, 2014 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka

IMG_3701-150x150

(Muqdisho Pi ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed “Waa ka aqbalay iscasilaadiisa wasiirka amniga […]

May 25th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg ah– Shirkii Puntland iyo Beesha Caalamka oo bilowdey iyo saxaafada oo banaanka ka ah

breaking News from Puntland

May 21st, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirka Emaaraatka oo Garowe laga sugayo

May 20th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Tahniyad dhalasho oo loo diray Wariye Axmed Cawil Jaamac iyo Baarliin Maxamed Xusseen

hambalyo

May 8th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Faahfaahin+Sawiro) Madaxweynaha dalka Burundi oo gaaray Muqdisho

2

Madaxweynaha dalka Burundi Peirre Nkurunziz ayaa maanta booqasho aan caadi ahayn ku tagay magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir. Madaxweyne Xassan Sheekh,xubno ka tirsan Dowlada iyo Saraakiisha Amisom ayaa kuso dhoweeyay Garoonka Muqdisho,waxana lagu galbiyay baabuurta qafilan ee Ciidamada Amisom. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay laba jibaarayaan xiriirka Burundi iyo […]

April 22nd, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiyiin ka hawlgalayay Laascaanood oo maalintii labaad u xiran maamulka Soomaaliland iyo Shuruudo lagu xiray sii dayntooda!!!!!

Laascaanood

Afar Suxufi oo ka hawlgalayay magaalada Laascaanood ayaa maalintii labaad ku xiran xabsi ku yaala magaalada Laascaanood,kuwaasi oo la xiray xilli ay duubayeen kulan ay isugu yimaaden hogaamiye dhaqameedka Gobolka Sool. Kulanka ayaa hogaamiye dhaqameedku ay uga hadlayeen aragtidooda ku aadan socdaalkii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Xaaji Ducaale uu ku tagay magaalada Hargaysa ee Soomaaliland. […]

April 21st, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

DHAGEYSO:— Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Hargeysa Xirsi Gaab oo waxuu doono ku hadlay. Faan, Bahdil iyo Hanjabaad

April 19th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Breaking News:Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garowe,sheegayna inuusan dhamaan Safarka uu ku marayo Gobolada dalka

news

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe ee caasimada Puntland,ka dib Safar uu ku maray degmooyin iyo deegaano hoostaga Gobolada Nugaal,Bari iyo Karkaar. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ oo si kooban ula hadlay Saxaafada ayaan sheegay inuusan dhamaan Safarka uu ku marayo […]

March 29th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Hoteel Huruuse oo soo dhaweeyey wado cusub oo madaxwayne Gaas ugu magacdarey Hotelkaas.

1

(Bossaso Pi) Maamulaha Hotelka Huruuse ee magaaladda Bossaso Daa’ud Nuur Riyaax waxa uu si wayn u soo dhaweeyey wado cusub oo Laami ah taas oo madaxwaynaha dowladda Puntland Mudane Gaas uu shalay xariga ka jarey taas oo loogu magacdarey hotelka Huruuse ee magaaladda Bossaso. Da’uud waxa uu amaan balaaran hawada u mariyey madaxwaynaha dowladda Puntland […]

March 28th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo soo afmeeray Safar uu ku tagay Galgala iyo Carmo,dibna ugu soo laabtay Bosaso

Gaas ok

March 25th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la kulmay Ganacsatada

27

March 24th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo qaybaha Bulshada oo kulan uga soconayo Madaxtooyada Puntland ee Bosaso

27

March 24th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg– Xafiiska Mashaariicda QM oo Gacanta ku haya lacagta dhismaha Garoonka Diyaaradaha Bosaso iyo Madaxweyne Gaas oo kulan uga socdo Garowe

March 18th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Akhriso Digreetadi lagu magacaabey Xog-haya guud ee baarlaamanka Puntland iyo Taariikhdiisa waxbarasho.

Xoghaye

Magacaabista Xog-haynta cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa gudoomiyaha baarlamanka Puntland Siciid Xasan Shire ka soo saarey Digreeto la soo gaarsiiyey saxafadda madaxa banaan ee Puntland. ri hadaba Puntlandi ayaa idiin soo gudbinaysa taariikhdda waxbarasho ee Xog-haynta cusub ee baarlamaanka Puntland Cali Axmed Saalax dhahar. 1968—1974                         Dugsiga Qur’aanka Xubeera/Badhan 1971—1979                         Dusiga H/Dhexe Siinay Badhan 1979—1983                         Dugsiga […]

March 3rd, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg ah:Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu soo noqday

War-Deg-Deg-ah

March 3rd, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Dowlada Puntland oo xariga ka jaray Waddo Laami ah

Puntlandiok

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray waddo Laami ah oo lagu magacaabo Islaan Maxamed. Munaasabada xariga looga jarayo wadadan ayaa waxa ka qayb galaya maamulka Gobolka Nugaal,maamulka degmada Garowe,Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dowlada iyo marti sharaf kale. Wadadan Laamiga ah ayaa ka mid noqonaysa Waddooyinka […]

February 20th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ka qaybglay xaflada lagu Daahfuray Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay dadkii ay waxyeelaysay Duufaantii ku dhufatay Puntland

1

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland ayaa maanta degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal uga qaybgalay Munaasabad lagu Daahfuray deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay dadkii ku waxyeeloobay Duufaantii Qabowga iyo barafka wadatay ee ku dhufatay Puntland. Deeqda Raashinka ah ayaa waxa ku deeqay Dowlada Turkiga,waxayna horudhac […]

February 18th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Diyaarad ay leedahay Ethopian Airline oo la afduubay

February 17th, 2014 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Uncategorized | Read More »

BREAKING NEWS:— TACSI..Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday

February 1st, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Xog hoose– Wasiirkii hore ee Warfaafinta Abdihakim Ahmed Guuleed  oo ka cududaartey Wasaarada Warfaafinta Puntland

cabdixakiin axmed guuleed

January 30th, 2014 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

War Deg Deg ah:—Golaha Wasiiradda Puntand oo maalinta bari ah la dhaarin doono,Sabtidana Golaha Baarlamanka hortagi doona

Axmed Yaasiin

January 29th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Deg deg: Madexweynaha Puntland oo magacaabay golihiisa Wasiirada.

January 28th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Deg deg: Qaybaha Warbaahinta Puntland oo Madextooyada looga yeeray iyo Wasiirada cusub oo lagu dhawaaqayo.

January 28th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirka Ingriiska ee Somalia Niel Wigan oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas

Neil Wigan

January 9th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

PHOTO News :—Daawo Sawirada Dabaaldag lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha cusub ee Puntland oo ka dhacay Garowe

IMG_2135

January 8th, 2014 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

LIVE – GAROWE: Codbixinta xildhibaanada oo dhamaatay, Tirinta cododka oo la gudagalay

January 8th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Maalintii ugu horreysay shaqada Cabdi Warsame ee Minneapolis iyo Sawirro

Waa taariikh iyo muuqaallo soomaali oo dhan guul u ah waa Cabdi Warsame iyo maalintii ugu horreysay oo uu shaqo galo.

January 7th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sawiro hor leh Ololaha Doorashada iyo Aqalka xildhibaanda

10

January 7th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Live – Garowe: Musharax Axmed Cali Xaashi oo u jeedinaya Barnaamijkiisa Siyaasadeed ee uu doonayo in uu ku hogaamiyo Baarlamaanka.

January 4th, 2014 | Posted in Uncategorized | Read More »

Wararki ugu danbeeyey ee Doorashadda Puntland “Kulamo Qarsoodi ah oo dhacay”

Logo Puntlandi

December 20th, 2013 | Posted in Uncategorized | Read More »

watch

December 20th, 2013 | Posted in Uncategorized | Read More »

Deg deg: Kulankii Musharaxiinta iyo MAdexweyne Faroole uu Furmay.

December 17th, 2013 | Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. Saadaq Eenow oo khudbad dheer ka jeediyey kulan looga hadlayay Dabar goynta Qaadka oo ka dhacay Stockholm

October 27th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Daawo Sanad guuradii sadexaad ee “Idaacada Bulshada Soomaaliyeed” oo ka howlgasha Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Magaalada Mineapolis

October 26th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

[url="https://api.soundcloud.com/tracks/116214336" width="100%" height="166" iframe="true" /]

October 20th, 2013 | Posted in Uncategorized | Read More »

Isbitaalka Guud ee Degmada Qardho ee Gobalka Karkaar Oo Hormar Balaaran ka sameeyey Adeegyada Caafimaadka ee Gobalkaas (Sawiro)

Gardho (MOH Puntland) Isbitaalka guud ee Degmada Qardho ee Gobalka Karkaar ayaa 2 dii sano ee u danbaysay waxa uu hormar balaaran ka sameeyey adeegyada caafimaadka ee uu Isbitaalku baxsho, adeegyadaas oo uu siiyo isbitaalku siiyo dadka bukaanka ah ee looga soo diro degmooyinka Gobalkaas iyo gobalada kale ee ka baxsan.

April 18th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Shacabka Puntland ugu baaqday inay TB-da Iska Baaraan Haddii ay isku Arkaan Calaamadahan (Sawiro)

Garowe (Puntlandi) Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maalintii Axadda 24-Maarso-2013 waxaa lagu qabtey maalinta caalamiga ah ee Cudurka Qaaxadda oo ku began 24ka Maarsho sanad kasta. Xafladan waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, Xildhibaano, Dhakhaatiir, Hay’addaha Wasaaradda Caafimaadka ka taakuleeya Cudurka Qaaxadda iyo Agaasimeyaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

March 25th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah ee Puntland Oo Shir Caalami ah oo looga hadlayo La dagaalanka Faqriga Uga Qaybgalay Dalka Sudan (Sawiro)

Garowe (Puntlandi) Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Xariirka Caalamiga ah iyo Arimaha Federaalka Puntland Dr. Sayid Maxamed Cabdulle ayaa Shir caalami ah oo looga hadlayo la dagaalanka faqriga uga qaybgalay Caasimada Khartuum ee dalka Sudan. Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen 5 wadan iyo Ururo Caalami ah ayaa looga hadlayay sidii Islamic Micro Finance uu uga qaybqaadan lahaa […]

March 15th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Warbixin/Sawirro: Karkaar oo noqday Gobalka Kaliya ee Guud ahaan Isbitaalada, Xarumaha Caafimaadka Degmo Ilaa Tuulo ay Helaan Adeeg Caafimaad oo Dhamaystiran.

Garowe: Hoolka Shirarka ee Wasaaradda Caafimaadka waxaa maantey ka furmay Shir 2 Maalmood soconaya kaas oo looga hadlayo dib u eegista  Mashruuca Caafimaadka ee Gobalka Karkaar ee ay gacanta ku hayso Hay’adda Save The Children International oo qaybtiisii koowaad oo 2 sano ah ay dhamaatey. Shirkan waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. […]

March 13th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Wasiiradda Maaliyadda iyo Arimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Oo Booqdey Wasaaradda Caafimaadka Puntland (Sawiro)

Garowe (WCaaf) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maalintii Sabtida 15-Feb-2013 waxaa booqasho ku yimid Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cawil Xassan Sulleymaan, Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/kariim Xassan Guuleed.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Banaadir, Xildhibaano iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaash dowladda Puntland. Waftigan ayaa […]

February 19th, 2013 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Horseed Media misrepresents and falsifies my picture: Mohamed Jama Tigey ,Mudug Governor

tigey

February 7th, 2013 | Posted in .warka,News in English,Uncategorized | Read More »

Ololaha ciribtirka Iskufuranka Dumarka Oo Markii u horeysay ka bilaamay Isbitaalka guud ee Boosaaso ka bilowdey.

Boosaaso: Isbitaalka guud ee Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari waxaa ka socda olole balaaran oo lagu ciribtirayo iskufuranka dumarka. Ololahan ayaa bilowday 13-kii bishan December 2012 iyadoo uu si dardar leh uga socdo Isbitaalka guud ee Bandaq Qaasim ee Boosaaso. Maamulaha Isbitaalka Boosaaso Maxamed Timajilic ayaa waxa uu ka warbixiyey ololahan isagoo sheegay in […]

December 20th, 2012 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Breaking News: Uganda says to pull out troops from Somalia

Uganda will tell the United Nations it is withdrawing its forces from military operations in Somalia and other regional hotspots after the world body accused it of supporting Congolese rebels, the security minister said on Friday.

November 3rd, 2012 | Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland Iyo Hay’addaha Kheyriga ah ayaa Puntland ka wada Barnaaamijyo Masaakiinta lagu afurinayo Bisha Barakaysan ee Ramadaan (Sawiro)

Garowe (Puntlandi) Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland iyo Hay’addaha Kheyriga ah ee Puntland ka jira ayaa waxay wada wadaan barnaamijyo bisha barakaysan ee Ramadaan lagu afurinayo dadka masaakiinta ah ee ku nool Puntland.

July 27th, 2012 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Dalka ka erisay 3 nin oo Ajanabi ah Oo sheegtey inay dhakhaatiir yihiin hayeeshee shahaadooyinkoodu ay been abuur noqdeen markii Wasaaraddu Baartey

Garowe: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa amartey in dalka laga saaro ajaanib sheegtey inay dhakhaatiir yihiin oo si sharci daro ah dalka uga shaqeynaysay kuwaas oo shahaadooyinkoodu ay noqdeen been abuur markii ay Wasaaradda Caafimaadku baaritaan ku samaysay.

July 25th, 2012 | Posted in Uncategorized | Read More »