Home » Uncategorized Waxaad joogtaa Keydka “Uncategorized”

Farriin ku saabsan doorashada Dadban 2016

Guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya iyo hay’adda PDRC waxay halkaan idinkugusoo gudbinayaan farriin ku saabsan doorashada Soomaaliya. Hadaba si aad u heshid farrintaan fadlan riix linkigaan hoose. farriinta-3aad_doorashada-dadban

October 16th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Dhageyso) Madaxweyne Gaas:” Caqabado badan ayaa ka hor imaandoono hergelinta doorashooyinka xorta ah ee Puntland, balse waxaa naga go’an inaan ujoojinin.

Madaxweynaha dowladda Puntland oo maanta daah furay geeddi socodka doorashooyinka axsaabta badan ee Puntland, ayaa sheegay inay hirgelinta doorashooyinka dimuqraadiyada ka hor imaandoonaan caqabado badan. “Caqabado badan oo aanan horey ugu talo galin ayaa imaandoona, laakiin waa inaan ku dhiiranaa oo aan socodsiino doorashooyinka, inagoo ka eegayna dhinaca wanagaaiyo maslaxada dadkeena,” ayuu yiri madaxweyne Gaas. […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

October 5th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Wasiirka deegaanka Puntland oo la kulmay Gudiga dib u dhiska Isbitaalka guud ee gobolka Mudug.

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo kula kulmay gudiga dib u dhiska Isbitaalka guud ee gobolka Mudug waxaana ay kawada hadleen sidii loo dar dargelin lahaa shaqooyinka gudigaas islamarkaasna loo habayn lahaa qorshaha gudiga ee ku saabsan dib u dhisida isbitaalka guud oo imika aad u burbursan […]

October 3rd, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Wasiirka Deegaanka Puntland oo booqday Isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo Burbur xoogleh ka muuqdo

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo bur bur xooglihi uu soo gaaray 21-kii August markii Gawaari Qaraxyo ah  lagu weeraray xarunta dawlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo oo aanan waxbadan u jirin isbitaalka, Isbitaalka ayaa qaraxaasi uu siweyn u saameeyey […]

October 2nd, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Ila qosol: Daawo Cali Khaliif: War naanaysta iga daaya anigu Hargeysa waxba kama noqonayee.

October 2nd, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:- Barnaamij xiiso badan “Dhul Shisheeye ma aan Jaman”

September 27th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Dhagayso Wasiirka Deegaanka Cali Cabdullaahi oo sheegey in uusan jirin wararka sheegaya in ay Dowlada Puntland ka laabatay Go’aankii Gaalkacyo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

September 24th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Dhageyso) Wasiirka deegaanka Puntland Cali Cabdullaahi Warsame” Ma jiraan wax isbedel ah oo ku yimid go’aanadii amni ay dowladdu kusoo rogtay magaalada Gaalkacyo

Wasiirka deegaanka dowladda puntland ayaa shacabka reer Puntland gaar ahaan shacabka gobolka Mudug u sheegay inaanuw ax isbedel ah ku imaan go’aanadii amni ay dowladiu kusoo rogtay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan kala wareejinta gaadiidka koonfurta Soomaaliya ka yimaada oo ku eg magaalada Gaalkacyo. Wasiirka deegaanku wuxuu sheegay kaliya dowlada Puntland inay si kumeel gaar ah […]

September 24th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Beesha Xassan Ugaas ee Degta Goballada Nugaal iyo Sool oo beenisay in ay Isin Cusub magacowdeen.(Sawirro).

Kulan ay isku yimaaden Beesha Xassan Ugaas ee Degta Goballada Nugaal iyo sool ayaa been abuur ku tilmaantay in ay Magacaaben badalkii Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo Dhaawaan ku geeriyooday Dalka Turiga. Kulankan oo ka dhacay Dan Degmada Dan ee Degmada Boocame ee Gobalka Sool ayaa waxaa ka so qayb-galay odayaasha dhaqanka ee beesha Xassan […]

September 15th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Breakin News: Dowladda Puntland oo maanta ku dhawaaqday inay xirtay xuduudka ay la wadaagto Koonfurta Soomaliya

Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay gabi ahaanba xirtay xuduudka ay la wadaagto koonfurta Soomaaliya, laga bilaabo maanta ooay taariikhda ku beegan tahay kowda bisha sagaalaad 2016. Afhayeenka Dawladda Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo shirjaa’id ku qabtay Gaalkacyo ayaa sheegay go’aankaan inuu yahay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, taasoo lagu xaqiijinayo […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

September 1st, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Dadka ku dhaqan tuulooyinka Farxamur, Baarweyn iyo Budunbuto ee Gobalka Nugaal oo ka hadlay Dhismaha Waddada EYL

Dadweynaha ku dhaqan tuulooyinka Farxamur, Baarweyn iyo Budunbuto oo katirsan Degmada Dangoroyo ee Gobalka Nugaal ayaa ka hadlay wado dhawaan laga dhagax dhigay Degmada Dangoroyo lana sheegay inay isku xiri doonto Degmadaas iyo Degmada Eyl oo kawada tirsan Gobalka Nugaal. Wax garadka,haweenka iyo dhalinyarada tuulooyinka Farxamar,Baarwreyn iyo Budunbuto ayaa sheegay in wadadaas laga duway marinkii […]

August 25th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Haweenka Booliska Puntland oo tababar ugu soo xirmay xarunta UNSOM ee Garowe

(Pi Garowe) Xarunta Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNSOM waxaa kusoo gaba gaboobay tababar saddex casho u socday haweenka booliska Puntland oo tiradoodu ahayd 16. Booliska Qaramada Midoobay (UNPOL) oo kaashanaya booliska Puntland ayaa soo xiray tababarka lagu baranayay, sida boolisku u shaqeeyo, sida loo baaro kiisaska iyo danbiyada dhaca. Waxaa kaloo haweenka booliska Puntland la […]

August 18th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Xog rasmi ah:-Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland iyo Saddex ku xigeenadiisa ah oo la Magacaabey.

iyado la fulinayo Xeer Madaxweyne LR.92 (,) Waxaa Taliyaha Rasmiga ah ee Ciidamada Booliska Puntland lo magacaabey S/guuto C/qaadir Shire Faarax ERAG oo horay u ahaa ku sii simahii Taliska Booliska Puntland. Sidoo kale,G/sare Bile Faarax Cali oo in badan ka so shaqaynayay Booliska Puntland ayaa lo magacaabey Taliye ku xigeenka Booliska Puntland,Halka taliyihii hore […]

August 17th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Geel meel magac leh baa looga soo haraa! W/Q C/risaaq Maxamed Axmed ( C/risaaq Baraag).

Qormadaydan waxaan rajaynayaa in aan ku saxo eray aan is leeyahay waxaa laga saaray booskii uu qaamuuska afkeena kaga jiray. Waa “Mahadho”! Eraygan sidan ayaa loo qeexaa. Mahadho: “Saamays wax weyn leh oo aan waligiis la illaawin”, [Qaamuuska Af Soomaaliga, 1976]. Guud ahaan se eraygu waa: 1) ceeb, dhoocaar iyo wax aan kaa tirmayn; 2) […]

August 17th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga doodey shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Sawirro)

                                               Sawirradii Shirka Golaha Wasiiradda Hoos ka Daawo

August 12th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Dowladda Puntland oo sheegtay inuu kasoo dhamaaday dulqaadkii ay u hayeen maamulka Hargeysa

August 5th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Axmed Yaasiin Saalax oo ka hadlay Shaqadii Kastamka Cashuuraha oo la laba Jibaaray[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda dowladda puntland  Axmed Yaasiin Saalax  oo shir Jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ee Dekeda Bosaso ayaa sheegay in  shaqadii kastamka Cashuuraha ee dekeda Bosaso laga dhigay 24 Saac si loogu fududeeyo ganacsatada iyo bulshadda reer puntland inay alaabooyinkooda ay kala degaan  dekeda bosaso. Shirkan jaraa’id oo uu wasiirka ku weheliyay Maamule […]

August 4th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawirro+Warbixin) Madaxweynaha dowladda Puntland oo xariga ka jaray carwada bandhiga buugaagta ee Garowe.

(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray carwada bandhiga buugaagta ee magaalada Garowe, taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin kala duwan iyo dadweyne aad u badan oo xiisanayay inay ka faa’idaystaan buugaagta cilmiga ka buuxo ee madasha lagusoo bandhigay. Bandhigaan oo ay iska kaashadeen machadka SIDRA iyo […]

July 28th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Amin Arts oo sawir cajiib ah ka sameeyay xulka kubbada cagta Puntland

July 27th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Sawirro+Cod: Madaxweynaha dawladda Puntland oo hambalyo u diray xulka kubbadda cagta Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa  26 July 2016 hambalyo iyo bogaadin u diray xulka kubbadda cagta Puntland oo guul taariikhi ah kasoo hooyey ciyaarihii gobollada dalka ee ka soconayey magaalada Muqdisho isla markaana ku guuleystey hanashada koobkii ay Soomaaliy oo dhammi u tartamaysey . Madaxweynaha ayaa xulkaan Puntland ku ammaanay […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

July 26th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Breakking News: Puntand oo ku guulaystay tartankii dowlad goboleedyada Soomaaliya.

(Pi Muqdisho) Xulka kubadda cagta Puntalnd ee ku guulaystay koonkii maamul goboleedyada Sooamaliya, kadib markii ciyaartii  ugu dmabeysay ay ka guulaysteen xulka Jubbaland. Xulka kubbada cagta Puntland ayaa 5-3  rigoorayaal ah kaga qaaday xulka Jubbaland kadib markii ay isla dhaafi waayeen 1-1. Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa ka bilowday iskusoo baxyo lagusoo dhoweynayo guusha weyn […]

July 26th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Sawirro:-Qoraa C/risaaq Baraag oo Gaalkacyo ku so bandhigay Labo Buug oo mid ka mid ah yahay Qaamuska Eray Bixinta Casriga ah.

C/risaaq Maxame Axmed (C/risaaq Baraag) oo ka mid ah dhaliyaradda Reer Puntland ee qoraayasha ah ayaa Maanta Magaalada Gaalkayco ku so bandhigay labo buug oo ugu magac daray Qosal iyo Qiso iyo Qaamuska Eray Bixinta Casriga ah,kuwaaso oo ku so bandhigay Hotelka Al-jaseera ee Magaalada Gaalkacyo. Waxana ka so qayb-galay Madasha uu ku so bandhigay […]

July 22nd, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Barlamaanka Puntland oo kala diray guddigii sare ee garsoorka Puntland

(Pi Garowe) Barlamaanka dowladda Puntaland ayaa maanta oo arbaco ah kala diray Gudigii Garsoorka Maxkamada Sare ee Puntland, kadib markii uu sheegay inay dhammaatay muddo xileedkeedii. Maxkamada sare ee Puntland ayaa lagu kala diray fadhi uu maanta barlamaanku yeeshay  Garowe. Madaxweeynaha dowladda Puntland ayaa 5 bilood ugu soo daray Mudada xil Hayntooduna masuuliyiinta maxkamada sare, laakiin barlamaanka […]

July 20th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Degdeg: Fanaankii weynaa ee Shey Mire Dacar oo Hargeysa ku geeriyooday

Waxaa galabta magaalada Hargeysa ee Soomaaliland ku geeriyooday allaha unaxariistee fanaankii weynaa ee Sheymire Dacar oo kamid ahaa fanaaniin aadka looga yaqaanay dhulka Soomaalida. Sheymire Dacar ayaa ku xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Hargeysa, waxaana geeriyadiisa xaqiijiyay walaalkiis isaga la dhashay. Marxuumka ayaa kamid ahaa fanaaniintii dhexe ee Soomaaliya, wuxuuna ku jiray fanaaniinta  gudaha dalka […]

July 17th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Daawo Sawiradda Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo boqolaal shacab ah kula tukaday magaalada Garowe

(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Mire-awaare ee magaalada Garowe salaada ciida kula tagay boqolaal shacab ah. Madaxweyne ku xigeenka oo qudbad dheer jeediyay salaada ciida ka hor ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahana kuwo reer Puntland ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul Fidri oo maanta si […]

July 6th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Sawirro:-Hay’adda Read Horn Of Africa oo 40 Qays oo danyar ah Raashi ugu qaybisay Deeganka Xero-Jalle.

Hayadda Read Horn Of Africa ayaa deeq raashin gaysay  tuulada Xero Jaalle oo  ka tirsan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.Raashinkaas oo ahaa afurin ayaa waxay Hayadda Read Horn Of Africa ugu deeqday Masaakiin kunool deegaankaas waxaana wakiil uga ahaa Deeq Cabdulaahi Sh.doon. Raashinkan ay qaybisay Hayadda Read Horn Of Africa  ayaa waxaa ka faa,iidaysatay Dad […]

July 4th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha dowladda Puntland oo cafis ufidiyay maxaabiis ku xiran xabsiga Garowe

Taliska ciidanka asluubta Puntland ayaa maanta la filayaa inay xabsiga dhexe ee Garowe kasii daayaan 33 maxaabiis ah oo uu dhawaan cafis u fidiyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuwaas oo u xiran dambiyo fudud oo kala duwan. Qoraal madaxtooyada Puntland kasoo baxay oo loo gudbiyay taliska xabsiga dhexe ee Garowe ayaa lagu faray […]

July 2nd, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Faahfaahin:-Qarax labaad oo ka dhacay hotelka Naasobahlood,khaasarah oo sii batay iyo Al-shabaab oo sheegtay.

Qarax labaad ayaa Daqiiqdo ka hor ka dhacay Hotelka naasohablood ee Magaaladda muqdisho oo ay weli gudihiisa ay ka socoto is rasaasayn u dhaxaysa qolyaha weerarka so qaaday iyo ilaalada hotelka. ilaa iyo hadda inta la ogyahay 8 qof oo dadkii bananka hotelka marayay ayaa dhaawacmay inkastoo aana la hubin inta ay dhimashadu tahay haddana […]

June 25th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Askar ka tirsan Ciidamadda Soomaaliya oo Dhac iyo Boob Muqdisho ugu gaystay Dad Shacab ah.

Saddex Askri oo ka tirsan Ciidamadda Dowladda Federalka Soomaaliya oo dhac iyo Boob u ugaystay Dad Shacab ah,ayaa gacanta lagu so dhigay,iyagoo ku sugan Halka dhaca ka gaysteen. Askartan oo lagu kala Magacaabo Daahir Maxamed Axmed,Maxamed Xasan Cali,Abshir Axmed Xasan ayaa lo taxaabay Xabsiga sida uu warbaahinta u sheegay , C/fitaax Cumar Xalane, Afhayeenka Gobalk […]

June 20th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Daawo Khasaarihii ee kooxda Alshabaab ka gaaray dagaalka Halgan iyo maydadkooda daadsan dhulka

June 10th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Dabley hubaysan oo gudaha u galay hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho

Maleysgiyaad katirsan koxda Alshabaab ayaa weli gudaha ugu jira hotel Ambassador ee magaalada Muqdisgo kadib marki casirliiqii galab lagu weeraray weerar ismiidaamin ah iyo rasaas xoogan oo xigtay, waxaana haatan socda howgal culus oo lagusoo samatabixinayo dad hotelka gudahiisa ku go’doonsan. Maleyshiyada Alshabaab oo ka kooban dhowr nin oo aad u hubaysan ayaa la sheegay […]

June 1st, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawiro) Madaxweynaha dawladda Puntland oo qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wufuud ka kala socotey Hay’adaha GIZ iyo World Vision

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 24-May-2016 Hoygiisa qasirga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madax ka socotey hay’adda  Jarmalka u qaabilsan mashaariicda horumarinta ee GTZ iyo World Vision  . Mas’uuliyiintii ka socdey Hay’adda GTZ  oo ah  hay’adda fulinaysa Mashruuca dhismaha iyo dayactirka waddada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo […]

May 24th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo xiray shirkii tayayanta cadaalada Soomaaliya

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey ahna kusimaha madaxweynaha ayaa maanta magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kusoo xiray shirkii looga hadlayay tayaynta Cadaalada Soomaliya. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaalada Puntland , arrimaha diinta iyo dhaqan celinta dowladda Puntland ayaa lagu martiqaaday dowladda federalka ah ee Soomaaliya, Maamulada dalka […]

May 20th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Shaqooyin ka bannaan dowladda hoose ee Garowe

Garowe Municipality   Somali Urban Investment Project (SUIPP) Terms of Reference For 1.                  Project Background The Somali Urban Investment Planning Project (SUIPP) will support feasibility, assessment and preliminary design studies for urban investment activities, which could be funded from a Multi Partner Fund (MPF), in the municipalities of Mogadishu, Hargeisa and Garowe. The SUIPP comprises […]

May 20th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

R. Wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee dalka”.

Muqdisho, 01, May, 2016.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu. Ra’iisul Wasaaraha […]

May 1st, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Bakool Sare oo Garoowe Lagu Soo dhoweeyey

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 24-April-2016 waxa uu qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha maamul goboleedka Bakool Sare  Axmed Maxamed Mashruuc iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey. Waftiga ayaa waxaa kamid ahaa Ugaaska Guud ee Deenaadana Bakool Sare Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif […]

April 24th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Dhageyso) Wasiirka dastururka Soomaaliya oo akhrinaya qodobadii lagu heshiiya

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

April 3rd, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii ugu dambeeyey Dadaalka Ra’iisul Wasaaruhu ugu jiro soo nooleynta hanaanka 4.5

April 1st, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Dhageyso) Siyaasi Cadiweli Maxamuud Gurey: Waan ku faraxsanahay tilaabada ciidanka difaaca Puntland ka qaadeen baxsadka Alshabaab ee lasoo qalday

(Pi Garowe) Siyaasi Cabdiweli Maxamuud Gurey ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada difaaca Puntland sida ay uga hortageen maleyshiyada lasoo qalday ee Alshabab ee duulaanka kusoo qaaday Puntand. Siyaasi Gurey oo u waramayay warsidaha Puntlandi isagoo ku sugan Landon ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in dowladda Puntland iyo shacabkeedu ay isaga filan yihiin qorshe kasta oo […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

March 17th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

US military chief says : – ” Deficiencies’ to blame for failure in Al-Shabaab war “.

March 10th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland oo kaqayb galay Munaasabadda Xuska maalinta Haweenka Adduunka.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland kaga qayb galay Munaasabad lagu xusayey maalinta Haweenka Adduunka oo sannadkiiba  la xuso maanta oo kale 8-da maarso. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirro, […]

March 8th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Ogaysiis ku socda Reer Canada “Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Gaas”

February 29th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha dowladda Puntland oo sheegay in shirka Turkiga lagu jahwareerinayo ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  23-Feb-2016 ka amba-baxay magaalada Addis Ababa  ee xarunta dalka Itoobiya oo muddo ha todobaad ah uu hawlo shaqo u joogey isagoo kusii jeeda Magaalada Washington DC  ee Xarunta Waddaka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa waxa uu sidoo kale safar ku tegi doonaa gobollada kala duwan ee dalka maraykanka halkaas […]

February 23rd, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Xog: Maxay tahay sababta ka dambeysa in Amisom ka baxaan magaalooyin ku yaala koonfurta Soomaaliya?

Mwenda Mbijiwe oo ah falanqeeye xaga ammaanka ayaa daboolka ka qaaday siro badan ku saabsan sababta ciidamada Amisom uga baxeen magaalooyin oo kuyaala koonfurta Soomaaliya. Sargaalkaan oo kasoo jeeda Kenya ayaa sheegay weerarkii Ceel-cadde inuu sabab u ahaa inay ciidamada Kenya ka baxaan degmooyin kuyaala Jubbooyinka iyo Gedo, kadib markii ay ka caroodeen xil gudasho […]

February 6th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Munaasabad lagu taageeray go’aankii uu qaatay Madaxwaynaha Puntland oo lagu qabtay dalka Sweden

 Waxaa magaalada Gothenburg ee wadanka sweden lagu qabtay Munaasabad looga soo horjeedo Nidaamka 4.5,laguna taageeray go’aankii Geesinimada lahaa ee Madaweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” uu ka qaatay go’aanadii kaso baxay shirkii Muqdisho. Munaasabada waxaa soo diyaariyay Qurbojoogta Puntland ee ku nool magaalada gothenburg waxaa ka hadlay odayaal, aqoonyahano, dumar, iyo djhalinyaro. Waxaa […]

January 30th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Dhageyso+Sawiro) Madaxweyne Ku xigeenka Puntland:”Puntland cidina marti uma aha,waxaan u cuntamina iyo dulinimana qaadan Mayso”

Mudaharaad balaaran oo lagu taageerayay go’aankii madaxwenaha dowladda Puntland uu ku diiday inuu qaato 4.5 ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Mudaharaadka oo ahaa kii ugu balaarnaa ee loogasoo horjeedo wax ku qeybsiga 4.5 ayaa waxaa ka qeyb galay madaxwyene ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey, qaar kamid ah […]

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

January 28th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Video–presidents Kenyatta “KDF soldiers ‘will fight on until there is peace in Somalia”

January 28th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

Baaq–Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Holland iyo Beljamka oo baaq u diraya Madaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Axmed Madoobe

January 26th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sawirada Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaliya oo Casho sharaf u Sameeyay Madaxweyne Gaas

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir Imaaraad Carabta  u fadhiya soomaaliya kaga qayb galay xarunta Safaaradda waddanka isugga imaaraadka carabta ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Safiirka Imaaraadka u fadhiya soomaaliya aya kulan kooda ugu wada hadlay xaaladda guud ee […]

January 25th, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

R.W. Xukuumada oo shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalka argagixisada

Muqdisho, January 23, 2016——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee  lagu qaaday Maqaaxi ku taala Xeebta Liido, isaga oo mar kale ku celiyay in falalka argagixiso ee noocan ahi aysan hakin doonin geedi socodka nabadda iyo dib u dhiska dalka. Ra’iisul […]

January 23rd, 2016 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Emailo

From: “Faisal Ahmed Yusuf – Hawar” <fhawar@gmail.com> Date: 4 September 2013 at 10:41:27 BST To: “Adeer – Omar Abdi Ali Bayr” <omaraai@yahoo.com>, “Omar Haji Ali” <shirwauk@yahoo.co.uk> Subject: Fw: Letter from H.E. Minister of Finance and Planning Dear Adeerayaal Omar and Omar; I am very pleased to report that Hon. Awil signed and sealed the letter […]

December 29th, 2015 | Posted in Uncategorized | Read More »

(Sawirro) Xiriirka kubadda Koleyga Puntland oo soo gabagabeeyay tartankii kubada koleyga gobolka Nugaal

(Pi Garowe) Xiriirka kubadda koleyga Puntland ayaa soo gabagabeeyay tartan kubadda koleyga ah oo loo qabtay afar kooxood oo ah kooxaha heerka koowaad ee gobolka Nugaal. Tartankaan oo labo maalin socday ayaa waxaa ku guulaysatay koox ka socotay rugta ganacsiga gobolka Nugaal, taasoo dhibco gaarayay 69 iyo 66 uga qaaday kooxda Xalwo Kismaayo. Wasiirka dhalinyarada […]

December 28th, 2015 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Dhagayso Daawana Sidii Madaxweyne Gaas loogusoo dhaweeyey Gaalkacyo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

December 18th, 2015 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

Villa Soomaaliya oo ku fashilantay afgambigii ay la damacsanaayeen hanaanka geedi socodka 2016 iyo Idaacadaha Muqdisho oo maanta bilaabay Canbaareynta Nicholas Kay

December 14th, 2015 | Posted in .warka,Uncategorized,Wareysiyo | Read More »

TOOS U DAAWO:-Shirka Wada tashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay Muqdisho

December 13th, 2015 | Posted in Uncategorized | Read More »