Home » Video Waxaad joogtaa Keydka “Video”

DAAWO VIDEO:— RW Somalia Cabdiweli Sheikh Axmed oo wareysi qiimo leh siiyay Somalichanel TV

cabdiweli1-150x150

September 19th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— RW Somalia Cabdiweli Sheikh Axmed oo Khudbad ka jeediyay Chatham House ee London

RW Abdiweli

September 18th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Injineerada dhisaya Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo Jaamacada Maakhir oo Puntland soo gaaray.

1

Injineerada dhisaya Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo Jaamacada Maakhir ayaa soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari,waxaana soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland. Hoos Ka Daawo Video-ga;- www.puntlandi.com.  

September 17th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Xoolo aad u badan oo ka dhoofaya Puntland iyo Maxjarada oo Mashquul ah.

29

Xoolo aad u badan ayaa ka dhoofaya Gobolada Puntland,kuwaas oo buux dhaafiyay Maxjarada Puntland. Hadaba Warsidaha Puntlandi ayaa idin la wadaaga Muuqaal ku saabsan Xoolaha ka dhoofaya Puntland,ee hoos ka Daawo;- www.puntlandi.com.  

September 16th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:Ganacsatada Bay iyo Bakool oo Ganacsi Xoogan ku leh Gobolka Bari,beeniyayna Aflagaadadii Jawaari.

10899516-win-million-dollars

Ganacsatada kaso jeeda Gobolada Bay iyo Bakool ayaa Ganacsi Miisaan wayn ku leh Gobolka Bari,waxaana ay safka hore kaga jiraan Ganacsatada ugu dhaqaalaha badan Puntland. Marka aad dhexmarto Suuqa wayn ee Bosaso waxaad u malaynaysaa inaad joogto magaalo ka mid ah Gobolada Bay iyo Bakool,taasi oo kuu muujinaysa sida reer Puntland ay uso dhoweeyen walaalahood […]

September 15th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Ganacsatada ka soo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool siday ugu faraxsan yihiin nolosha ay Puntland ku haystaan

10899516-win-million-dollars

September 14th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

FADEEXADA 2014:Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Aflagaadeeyay shacbiga iyo dawlada Puntland+VIDEO

-

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan ”Jawari” ayaa aflagaado aan loo meeldayin u gaystay shacabka reer Puntland,oo uu ku tilmaamay inay yihiin dad dhac u gaysta dadweynaha Digil iyo Mirifle ee ku nool Puntland. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Ganacsatada Digil iyo Mirifle inta ka Ganastada Puntland  Xoolahooda iyo handidooda laga dhaco, ka […]

September 13th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO SAWIRADA:— Faalada toddobaadkan maxaa ugu naxdin badnaa???????????

AMISOM2014 copy

September 13th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Faadeexad–Afhayeenka reer Jabuuti ee ciidamada AMISOM Col Cali Xaamuud oo u inkiray tacadiyaddii foosha xumeyd (Kufsiga) ee AMISOM kula kacday gabdho Soomaliyeed

xaamud

September 12th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Bahda Cayaaraha Puntland Iyo Jubalanad oo ka horyimid Doorashadii xiriirka kubada Cagta ee Mogadishu ka dhacdey.

Cayaaraha

Waxaa Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Warsaxaafadeed ku qabteen Ganacsade Abdulaahi Sheekh oo ka tirsan Masuuliyiinta Sports Puntlad Iyo Mohamed Salaad, Oo matalayay Sports Jubalanad Iyo Sakariye Isticmaar oo ka mid ah Aqoonyahanka Puntland,waxayna ku qaadaceen Doorashadii Xiriirka kubadda Cagta ee ka dhacday magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir. Ugu horeyn waxaa Goobta hadley Ganacsade […]

September 4th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Magaalooyinka Jubbaland oo laga sameeyay banaabax lagu taagarayo Heshiiskii Kismaayo

10628533_757918337599601_3066273006494774281_n

September 1st, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Col. Barre Hiraale oo Muqdisho loo masaafuriyay sheegayna inuu nabaddii uu qaatay

Barre

August 31st, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Wasiirka Waxbarashada Dowlada Puntland oo Khudbad Taariikhi ah u jeediyay Jaaliyada Puntland ee Maraykanka.

Cali Xaaji

August 28th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Puntland TV oo la yeelatay wareysi xiiso leh Nicholas Kay oo sharaxaya maamulka loo sameynayo Galmudug iyo qaar ka tirsan G/Galgaduud

Nicholas-Kay

August 27th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:Suxufiinta London ee u shaqaynayay Telefishanka Muqdisho oo shaqadii joojiyay,ka dib markii ay Cadaalad daro kala kulmeen Villa Soomaaliya, Sida ay sheegayaan

Villa Soomaaliya

August 27th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland:’’ Federaal lagu dhibaataynayo Puntland ma doonayno’’+Video

Calanka Jubbaland

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in Maamul Goboleedka Jubbaland aysan ogolaalayn Federaal lagu dhibaataynayo Dowlada Puntland,oo horseed u ah hirgalinta umada Soomaaliyeed. ‘’Jubbaland iyo Puntland waa laba Dowladood oo walaalo ah,xiriir qoto dheer ayaa ka dhaxeeya,Puntland waa Hooyada Federaalka Soomaaliya,waana Curadka Dowlad Goboleedyada,maadama ay tahay Dowlada u ololaynaysay in […]

August 25th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Shacabka Puntland oo si weyn u taageray shirkii wadatashiga PL ee Garowe

IMG_7191

August 22nd, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Kulankii Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas iyo Nicholas Kay ee Garoowe

IMG_6947

August 19th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Mudaharaadkii looga soo horjeeday Xasan Sheikh ee ka dhacay Minneapolis oo dhameystiran.

culusow

August 13th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Jaaliyada Puntland ee Denmark ee magaalada Århus oo xusey sanadguurada 16aad ee aasaaskii Puntlad

032

August 13th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Video+Sawiro:- Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo xustay Maalinta Aasaaska Puntland

IMG_0032

August 11th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Banaanbaxii looga soo horjeeday madaxweyne Xasan Culusow ee Minneapolis oo tafatiran

culusow

August 11th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Tacsidii Madaxda Puntland ay direen iyo Mudaharaad loogasoo horjeedo Dilkii Marxuumad Saado

Gaas iyo Camey

July 24th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Gudiga Buundada midigar oo kaalmo ka dalbadey Qurba joogta ku mashquulsan qabashada Xafladaha iyo baashaalka

July 20th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Video:Daawo Waraysi Hogaanka Ganacsiga Shirkadda Golis uu kaga hadlayo adeegyada Muhiimka ah ee Shirkadu ay siiso dadweynaha.

1

(Pi Bosaso) Shirkadda Golis ayaa ah Shirkadda isgaarsiinta ugu wayn Gobolada Puntland,waxayna Shirkadu bixisaa Adeeg Isgaarsiineed oo muhiim u ah dadweynaha Soomaaliyeed. Hadabada,Hogaanka Ganacsiga Shirkadda Golis Mudane Cumar Ciise Maxamuud ‘’Faaruuq’’  oo Waraysi uu siiyay Telefishanka Somalichannel ayaa ka xog waramay arrimo badan oo ay ka mid yihiin;- 1-Taariikhda Shirkadda Golis. 2-Adeegyada Shirkaddu ay siiso […]

July 11th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

VIDEO– Daawo Xafladii Jaaliyada Puntland ee Dubai ay kusoo dhaweeyeen Madaxweybe Gaas iyo Wafdigiisa

Musharax Madaxweyne

June 21st, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Video) Kenyan Town Mpeketoni attack: Death toll rises to 48

kenya

June 16th, 2014 | Posted in .warka,News in English,Video | Read More »

(Warbixin+Video) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo shaaciyay waqtiga la bilaabayo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Bosaso

57

June 1st, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Wareysi “Agaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka Cabdirsaaq Duceysane oo ka Warbixinaya guusha Puntland ka gaartey Ladagaalanka Burcad badeedka iyo Badbaadinta Dhalinyarada ku xireyd Dalka Dibadiisa”

ducaysane

May 27th, 2014 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Daawo Khudbadii Madaxweyne Xigeenka Puntland Mudane Camey uu ka jeediyey Caleema saarkii Boqorka

camey

May 25th, 2014 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Daawo Khudbadii RW hore Prof. Cali M. Geedi uu ka jeediyey Caleema saarka Boqorka

cali Geedi

May 25th, 2014 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Daawo Video:-Khubada Boqorka Beelaha Daarood oo dhamaystiran

IMG_4036

May 25th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Khubadii Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ka jeediyay Munaasabada Caleemo saaarka Boqorka Daarood oo dhamaystiran

IMG_4009

May 25th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video Wasiirkii Amniga Dowlada Federaalka oo jeediyey khudbadiisii iscasilaada

Cabdikariin

May 24th, 2014 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Daawo Video:Dowlada Puntland oo soo bandhigtay Hub,Raashin iyo Maxabiis ay ka qabteen Ururka Shabaab

1

May 8th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Munaasabad Xildhibaano kor u dhaafay 130 ugu baaqeen inuu madaxweyne Xasan Sheekh is casilo

Xassan Sheekh

May 7th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Waraysi uu Puntland TV la yeeshey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Puntland Cabdullahi Jaamac Saalax 

Wasiirka

April 30th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— MAGAALADA MINNEAPOLIS OO 1ST JULY U AQOONSATAY MAALINTA SOOMAALIDA MAREYKANKA

Cabdiwarsame

April 13th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Puntland Prof. Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay G/Mudug

IMG_6751

April 8th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Daawo Video) Mid ka mid ah Wadaadada Taageera Al-Shabaab oo Maxkamad lagu soo taagay Nairobi

Maxkamad

April 4th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Warbixin+Video) Wasaaradda Ganacsiga Puntland oo sheegtay inay dib u dhac uu ku yimi Doorshada Rugta Ganacsiga Puntland

wasiirka

April 3rd, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:Madaxweynaha Dowlada Puntland oo booqday Ciidamada Jiida hore ee Galgala

IMG_2794

March 25th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:- Soo dhoweyntii Madaxweynaha Puntland loogu sameeyay degmada Carmo

IMG_3394

March 25th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Faahfaahin+Video) Puntland oo shaacisay waqtiga lagu dhawaaqayo Shirkadda ku guulaysatay dhismaha Garoonka Bosaso

1

March 24th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video -Booqashada Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ku tagay Saldhigyada iyo Barakacayaasha Bosaso

IMG_1730

March 23rd, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Soo dhoweyn La yaab leh oo Madaxweynaha Dowlada Puntland loogu sameeyay magaalada Bosaso

7

March 22nd, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video Guddoomiyaha Gobolka Sanaag:’’Dhowaan waxaan magacaabaynaa Guddi Diiwaan galiya dadkii SNM ay ku laysay Sanaag’’

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag

March 17th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Warbixin+Video) Wafdi ka socda Puntland oo si wayn loogu soo dhoweeyay degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag

1

March 17th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO VIDEO:— Nicholas Kay oo warbixin xasaasi ah siiyay Golaha Amaanka isagoo jooga Muqdisho

Nicholas-Kay

March 12th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Shir looga hadlayo hawl qabadka Dowlada 5-sano ee soo socota oo Golaha Xukuumada Puntland uga furmay Garowe.

2

March 7th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Warbixin+Video) Google oo raba inaan Mobile-kaagu duugoobin! (Phonebloks)

Mobile

March 6th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Xukunka Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ay ku riday Eedeysanayaal ka tirsanaa Ciidamada Puntland

4

March 5th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Warbixin ku saabsan halka ay Marayso Xiisada Siyaasadeed ee dalka Ukrain

Putin

Xiisada Siyaasadeed ee wadamada Ukrain iyo Ruushka ayaa cirka isku shareertay ka dib markii Madaxweynaha wadanka Ruushka Putin uu Ciidan xoogan u direy gudaha Gobolka Krim ee Dalka Ukrain. Dhinaca kale wadanka Maraykanka ayaa sheegay in cunaqabatayn uu saari doono Ruushka,haddii uusan fara-galinta ka dayn wadanka Ukrain. Hadabaa xaggee maraysaa Xiisada Siyaasadeed Ee Ukrain,Wariye Bishaar […]

March 4th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Faahfaahin+Video) Wasiirka Maaliyada Puntland oo Ganacsatada ku booriyay inay Canshuuraha bixiyaan,ka dib kulan ay ku wada qaateen Bosaso

1

March 2nd, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Warbixin+Video) Dowlada Federaalka oo Hub kuso daabulaysa Koonfurta Gaalkacyo

GAlmudug

February 26th, 2014 | Posted in .warka,Video | Read More »