Home » Video Waxaad joogtaa Keydka “Video”

Daawo Musuqmaasuq iyo Fawdo : – Madaxii Madbakha Madaxtooyada Xamar Cheif Cook C/raxmaan Iidaan Yoonis oo Xildhibaan laga dhigay

December 26th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo dagaal ka dhacay degaanka Tifafle ee duleedka Laascanood : – ” 90 jir baan ahay waligey ma arag xukunka iyo dulmiga maanta lagu hayo dalka mid la mid ah “

December 25th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Xildhibaan Salebaan Cali Koore : – ” Kuwii anagga iyo Somalilanba TV-yada naga caayi jiray hal hal bay u soo hoobanayaan “

December 24th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Gabadh Darwiishad ah oo Gabay iyo fariin dhaliil ah u dirtay kooxda SNM isu dhiibtay

December 22nd, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Barnaamij Ka Hadlaya Musuqmaasuqii Lagu Doortay Xildhhibaanada Soomaaliya:”Daaqadii Rajada Ee Daboolka La Saaray”

December 18th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil : – ” Colaada Qayaad iyo Bahararsame Cuqaashooda ,Guurtidooda iyo Madaxdooda ayaa wada,waana dadka dibada kuwa dhaqaalaha dagaalka bixinaya “

December 12th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Nasashada Axada iyo Heestii : – ” Shacbiga Puntland degoow Dal dumay baad dhisteen, Dadkii is wataa hodmee ,Dadaalka halkaa ka sii wada “

December 11th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Heesta Guusha Geesiyada Ciiidanka Puntland ee Qandala ” Libaax Qoorta laguma dhego ” Codkii Al fanaan Jooqle Shire Jamac iyo Aamino dhool

December 7th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Taliyaha Ciidanka Badda Puntland : – Hawlgalkii Geesiyaasha Difaaca Puntland ee ka sifeynta Argagixisada ee Qandala oo gabagebo ah iyo Heestii guusha ee Baga-Baga ” Dad Allow sow Bidcadu nama bartaan “

December 5th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

KTN NEWS Discussion on Somali Election with Presidential Candidates Mohamed Abdirisak

December 2nd, 2016 | Posted in .warka,News in English,Video | Read More »

Daawo Video:- Isticmaalka Kalluunka Oo Si Wayn Ugu Kuso Badanaya Boosaaso, Sabab?

November 24th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:- Abaarta Ka Jirta Puntland Iyo Sida Ay U Saamaysay Gobolka Mudug

November 23rd, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Ciyaartoy Soomaaliyeed Oo metalaya Soomaalida Australia Oo Garowe Lagu Soo Dhoweeyay

November 21st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo horudhac la soco : – Jeneral Galaal oo Hargeysa ku sugan oo Ex-M/weyne Xasan Sheekh ku eedeyey in ay aheyd ceeb in uu aas qaran u sameeyo Gen. Cali Samatar, oo ku tilmaamay inuu ahaa ” Qaran Dumis “

November 20th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Heesta Caawa :- Digniin Dal,Dad iyo Doorasho Khasaartay ” Somaaliyey Xishoodka iyo yaan Xaragada laga tagin,oo Mustqalka ummada inta la Xooro,yaan Xasan Dollar lagu raacin

Cirka hadii Xayaab laga waayo Dadka Xagashu liicdoo Ragu uu Xarago gabo Laxabaalo Geesiga Geelu Xerada diidee Xamil qaadi waayana Abaar Xaalufiya ah Xoolahana dhamaysa Dalka iyo Dalka lama Xumeeyo Xishoodka iyo Xaragada lama xooroo Dollar lama xambaarsado

November 19th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Ku dhawaad 3 Qof oo ku dhaawcmay iska horimaad Shirkado Koronto ku dhex maray Laascanood

November 14th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:- Dad Abaar Ugu Dhintay Puntland , Xoolihii Oo si isdaba joog ah u baxaya iyo Jaalidaha iyo dawlada Oo Hurdo dheer ku jira

November 13th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Asli Ciise Abshir Oo Qardho Ku Shaacisay Inay u tartamayso Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Asli Ciise Abshir ayaa magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar kaga dhawaaqday inay u sharaxan tahay Aqalka hoose ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, xilli Dawlada Puntland ay Qoondo wannaagsan u qorshaysay haweenla. Asli ayaa sheegtay in ay jagadan ka soo bixi karto ka dib markii ay aragtay Aqoonta iyo shuruudaha Looga Baahan Yahay inay tahay qof […]

November 11th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Xoghayha Xisbiga Wadani Maxamed Uurcade : – ” Faysal Cali Dhurwaa Jaajuus buu ahaa, Siilaanyo ayaa ku yiri UF, Xukumaduna Sharcigii dalka way ku tumatay “

November 10th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Video:-Waxgaradka Muqdisho Oo Si Toos ah Xassan Sheekh Uga Dalbaday inuu Ka Nasto Siyaasadda, Si dalka Loo Badbaadiyo

Suldaan Maxamed Wali oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ka codsaday inuu ka tanaasulo tartanka uu ugu jiro hogaanka dalka, ka dib markii uu Afar sano uu dib u socod ah dhaxal siiyay Ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu codsigan u jeediyayay, xilli uu Live u fadhiyay mid ka mid […]

November 5th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Deg Deg : – Kooxda Al-Shabaab oo la wareegay Degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool

October 26th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo Video:-Bannaanbax Looga Soo Horjeedo Colaada Uu Hurinayo Xassan Sheekh Oo Ka Dhacay Caabdudwaaq

October 23rd, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Sawiro+Video) Bangiga Amal oo dadweynaha ku dhaqan magaalada Qardho Uso Bandhigay Adeegyo Casri ah

Munaasabad balaaran oo lagu Daahfuray Adeegyo cusub oo Bangiga Amal uu soo kordhiyay ayaa ka dhacday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan Bangiga Amal, Ganacsato iyo qayabaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Qardho. Maamulaha Guud ee Bangiga Amal Siciid Cali Shire oo Daahfuray Munaasabada, […]

October 20th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Hillaac Biyihiisa Caddeysay, Waraysi Cabdigani Cabdi Jamac

October 19th, 2016 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Daawo Video:-Dhismaha Wadada Isku Xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Oo Si Habsami Leh U Socota

October 10th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Wareysi Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin : – ” Doorashada soo soctaa waxay noqon mid Badbaado keenta, ama mid Burbur cusub oo foolxun horseeda “

October 6th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Faysal Cali Dhurwaa : – ” Walaweynt Xamar waa Munaafaqiin markay Ethopia dantooda ku wataan waa Walaalahood, marka kalena waa Cadowga Somaliyeed “

October 2nd, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Breaking News : – Xeer Ilaalyaha Guud ee Qaranka ” marka aan Munaafqnimo iska dhowro, ma jirto Badda la gatay, Masuuliyiintii horena Mahadnaq bay mudan yihiin

September 24th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Nasashada Sabtida iyo Heestii : – ” Dhagax maa dheecaan laga dhujiyaa, waa ka dhamaatay ” iyo codkii YUULKA IYO Mr. KHAAN KHAAN

September 24th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo oo ila qosol : – M/weyne Xasan Sheekh oo Naflacaari ah oo sidii KHAAN-KHAAN Video-yo 2 daqiiqo ah Mobilkiisa qol yar isaga duubaya oo Facebook soo dhigaya

September 23rd, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo Xusuus 2009-kii Prof Ibbi : – ” Baddu wey bood-bodaa ” iyo isagoo difaacaya heshiiskii Badda lagu iibsaday

September 20th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Nasashada Jimaha Heestii Qooto lacag ku cun :- Xasan Sheekh,Universal Tv,Amin Caamir iyo VOA-Somalia oo Qooto-Qooto iyo Dollar ku heshiiyey

September 17th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo Calaacalka Wariye Cabdicasiis Africa : – Madaxweynuhu Xasan wiil uu adeer u yahay baa na laayey, Mobil-diina naga bililiqaystay

September 16th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo :- Baashe Miskiinkii Beesha Harti oo afka furtay ” Somaaliya Walaalo ma nihin, ee Madaxweyne ciidan adag inoo samee ” iyo Shirkii IGAD oo Hargeisa dhul gariir iyo hurdo la’aan ku riday

September 14th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil : – ” Waar hadeynaan Beri nimanka iska saari karin, sow in aynu danteena qabsno ma aha “

September 14th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo oo ila qosol : – Beesha SNM ee Xasuuqa Cali Samatar ka cabaneysay, oo Mudane Ciro Billad Geesi ku siisay Feedhkii uu ku garaacay Miskiinkii Beesha Harti ee Baashe

September 9th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Video | Read More »

Daawo : – Xujeeydii Somaaliyeed oo sidii caadadu aheyd ku dhibateysan Xajka iyo Shirkadaha Jubba Airline iyo Daallo oo Xujeydii daycay

September 9th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Isimadii Gobolka Cayn oo soo dhaweyn loogu sameeyey Buuhoodle iyo arimo mihiim ah oo ay ka hadleen

September 5th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Hogaanka dhaqanka ee Hiiraan iyo Xaaskii Jeneral Ismaciil Cali Abokor oo ka horyimid Go’aankii Igad ee shirka Jowhar

September 1st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO Boorame iyo Xildhibaan Areeye : – “Gadabuursi Iyo Ciise Way Nasiib Daran yihiin Markii Ilaahay Sacad Muuse Jaar Uga Dhigay, Malaha waxa noo dhaami Lahaa Digil Iyo Mirifle

September 1st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – kulan degaanka Saaxdheer ku dhexmaray Garaadka Bahrarsame iyo Salaadiinta Beesha Siilaanyo ee Habar Jeclo

August 31st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Suldaan Weber iyo Jeneraal Dabeeco : – Dhul boobka Beesha Isaaq ee Degmada Lughaya waa in loo midoobaa

August 31st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Magaacabida Garaadnimo ee Garaad Maxamed Garaad Abshir Saalax oo ka dhacday Degmada Widhwidh ee Gobolka Sool

August 28th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Fadeexad : – Wasiir Cali Mareexaan oo ay qaraabo yihiin Siilaanyo oo lagu eedeyey inuu gabar miskiina Kalyo kala baxay

August 24th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey, Boqor Burhaan iyo dhamaan Isimada Puntland oo maanta ka qeyb galay aaskii Ugaas Cabdulaahi Ciise oo ka dhacay degmada Boocame

August 21st, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Laascanood : – Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Canshuuraha dheeradka ah ee maamulka Siilaanyo oo ka dhacay Laascanood maanta

August 16th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Fanaanada Nasteexo indho oo sidii Samsam Axmed Ducaale oo kale ay Beel cuqdadeysan oo Qoomuludkii Anderson Cooper iyo Jude Kelly hoosta uga jirtaa Qabyaalad kula kaceen iyo Gabaygii Abshir Bacadle ee ” Beel Gadoodsan “

August 15th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Dhageyso : – Qurba joogta Beesha Ugaadhyahan oo taageeray mawqofkii Isimada Sool,Sanaag iyo Ceyn

August 15th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Xafladii mataaneynta magaalooyinka Bosaaso iyo Minneapolis iyo Al-Fanaan Cigaal oo heestii Somaliyey toos ka qaaday City Hall-ka

August 14th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Caasimada Puntland ee Garowe

August 14th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo : – Shirweynihii Beelaha Garxajis oo ka furmay

August 14th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Breaking News : – Isimada Sool,Sanaag iyo Ceyn oo ka soo horjeestay Rucula oradkii kooxdii isdhiibtay ee Cali Khaliif

August 13th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Bisha August iyo Barkacyaasha : – Maamulka Siilaanyo oo durba qarameeyey ciidan beeledkii Beesha Cali Geri ee Buhoodle

August 10th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Xusuus Wareysiyo hore Faysal Caqli Dhurwaa : – ” Daraawiish,Cali Khaliif iyo Somaali ninkii kibirba anagaa qabana “

August 9th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »

Daawo Wasiirka Warfaafinta Somaliland : – ” Cali Khalif waxaanu ku bogaadinaynaa inuu gartay in dadkiisu Somaliland yihiin, tabashada saami qeybsigna waa la saxayaa “

August 8th, 2016 | Posted in .warka,Video | Read More »