Home » Wareysiyo Waxaad joogtaa Keydka “Wareysiyo”

(Dhagayso) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland:’’Puntland Ma Aha Meel Cidla ah Oo La Iska soo Galo’’

Afguduud

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Jaranaal Cabdirisaaq Afguduud ayaa sheegay in Puntland aysan ahayn meel la iska soo galo,wuxuu sheegay in baraha Kaantaroolada ay ka wadaan baaritaano kala duwan. Janaraal Cabdirisaaq Afguduud ayaa sheegay in dadka imanaya Puntland Soomaali iyo Ajaaniiba lagu sameeyo baaritaano kala duwan. ‘’Dadka haddii la garan waayo waa la hubinayaa,meelaha lagu hubinayo […]

April 28th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Puntland oo Ka Hadashay Roobka Gu’ga ee ka da’ay Puntland iyo Abaaraha jira

CALANKA PUNTLAND

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee Dawlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan ”Karaash”,ayaa sheegay in Roobkii Gu’ga oo bilow ah ay ka da’een Gobolada Puntland. Axmed Karaash ayaa sheegay in Gobolka Karkaar intiisa badan uu ka da’ay Roobku,halka Gobolka Nugaal uu isna ka da’ay Roob wannaagsan,wuxuu sheegay in baahida jirta ay aad u badan […]

April 27th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Soomaaliya imanaya

images

April 26th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Dawo Video:- Puntland Society Of Finland Oo Dhaqaale Ugu Deeqay Ciidanka Difaaca Puntland iyo Qoysaska ay saamaysay Abaartu

20160415_180329

Jaaliyadda reer Puntland ee Puntland Society Of Finland ayaa dhaqaale dhan 5,000 oo Doolar ugu deeqay Ciidanka Difaaca Puntland iyo qoysaska ay saamaysay Abaarta ka jirta Puntland. Ciidanka Difaaca ayay Jaaliyadu ugu deeqeen dhaqaale dhan 2,500 oo doolar,halka sido kale qoysaska ay saamaysay Abaarta ka jirta Puntland ay ugu deeqeen 2,500 00 doolar. Hoos Ka […]

April 23rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Baarlamaanka Canada oo ka qiiroodey Dhalinyaradii ku haligan tay Badweynta Masar

Ahmed_Hussein

April 22nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Sawiro) Saraakiil Puntland ah oo Siminaar u aadey Talyaaniga

13043734_1332280476787831_5651183844659633976_n-1

April 22nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi– Marxuumad Foos Maxamed Yousuf oo ku geeriyootay Winnipeg MB, Canada,

April 22nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Leicester UK oo beenisay hadal uu Nin Sheikh ah ku eedeeyey Magaalada inay kala qaybsan yihiin, Khilaaf xoogana jiro

Screenshot_2016-04-21-10-47-09-1

April 21st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BAAFIN : – Lix Caruur ah oo meydkoodi la gubay ” Aaway Culumadii Diinta iyo Madax-dhaqameedayadii dhiranaan jiray “

nabi-1

April 20th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Sawiro) Shir Madaxeedkii Afrika ee Tana High Level Forum oo si rasmi ah lasoo gebagabeeyay

unnamed (1)

Shir Madaxeedkii  Afrika ee Tana High-Level Forum  oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia loogana hadlayey nabad-gelyada qaaradda Afrika ayaa si rasmi ah loo soo geba gebeeyey. Shirkan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa iyaguna sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Madax […]

April 18th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Mid Ka Mid Ehelada Dhalinyarada ku dhintay Doonta ku Degtay Xeebaha Masar oo ka Warbixisay sida ay Doontu u Degtay

0B9C50C400000578-3545004-image-a-1_1460937576705 (1)

Faadumo Cabdi Diiriye oo ka mid ah Ehelada saddex dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku dhintay Doonidii ku degtay Xeebaha u dhexeeya dalalka Masar iyo Talyaaniga oo ay ku dhinteen dad ka badan 400 oo qof,ayaa faahfaahisay sida uu falku u dhacay. ‘’Markii ay doonta koreen ayay nala soo hadleen khamiistan khamiisteedii waxay yiraahdeen magaalada hadaan […]

April 18th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi : – Marxuum Cabdullahi Khaliif Kadawe (Fiiqow) oo ku geeriyooday Copenhegan

April 16th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Dhagayso Khudbadii uu Madaxweyne Gaas jeediyey xili uu u duulayay Adis ababa

IMG_6090

April 15th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Maamulka Gobolka Bari iyo Barakacayaasha Oo Isku raacay inay Amaanka ka wada shaqeeyaan

Boosaaso

Maamulka Gobolka Bari iyo dadka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan Gobolka Bari,gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa isku raacay inay ka wada shaqeeyaan arrimaha amaanka,ka dib kulan ay ku yeeshen Boosaaso. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Bari Axmed Cabdullaahi Cali ”Ciro” ayaa Saxaafadda u sheegay in dadka Soomaaliyeed ee uso Barakacay Puntland ay Xuquuq badan ku leeyihiin […]

April 14th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Degmada 6aad ee Magaalada Minneapolis oo dhaqaale u qoondeeysay Xanuunka Autism Ee Somaalida Magaaladaas saamaynta ku leh(Video)

Abdi warsame

April 13th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Washington DC ku wajahan maanta

Xasan

April 13th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Jaaliyada Toronto oo tacsi u diraya Qoyska Reer Maxamed Nuur Cabdille

tacsii

April 13th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi– Marxuum Marxuum Maxamed Nuur Cabdile oo ku geeriyooday Gaalkacyo

tacsi1

April 12th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BREAKING NEWS– Akhriso Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirkii Muqdisho

Stackholder2016-1

April 12th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Reer Guuraaga Gobolka Karkaar oo ka hadlay Roobabka Gu’ga ee ka bilowday Gobolka

ROOB

Reer Guuraaga Gobolka Karkaar ayaa sheegay inay aad ugu farxeen Roobabka Gu’ga ee ka da’ay qaybo ka mid ah Gobolka Karkaar oo ka mid ahaa Gobolada ay ka jirtay Abaarta xooggan. Qaar ka mid ah reer Guuraaga ayaa sheegay in Roobka da’ay ay si wayn uga faa’iidaysteen,waxay sheegen in sido kale Cirku uu cusub yahay […]

April 12th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Saraakiisha Amniga Garowe oo sheegay inay Caasimada ku qabteen Argagixiso

April 11th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Raysal wasaare Cumar oo Dubai iyo Ankara u duuley

Cumar CC Sharmaake

April 11th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Shirkii wadatashiga Doorashada 2016 oo wajigiisii kowaad is afgarad kusoo idlaaday, Akhriso qodobada la isla meel dhigay

Stackholder2016-1

April 10th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BREAKING NEWS—Shirkii Madasha Qaran ee Saaka ka furmay Muqdisho oo muran ka taagan yahay dhismaha Gudiyada Doorashada

breaking-news-file-jpg

April 10th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Maamulka Koonfur Galbeed oo Soo Dhoweeyay Heshiiskii Garowe

wasiirka_warfaafinta

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si wayn uso dhoweeyay heshiiskii magalaada Garowe ee Caasimada Puntland ay ku gaareen Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland,ka dib shir ay Golaha Xukuumada Koonfur Galbeed ku yeeshen Baydhabo. Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xassan Cabdi Maxamed oo Saxaafadda kula hadlay Baydhabo ayaa bogaadiyay dadaalkii Ra’iisul Wasaare Sharmaarke iyo […]

April 9th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Dawlada Puntland Oo Bilowday Tayaynta Ciidanka Illaalada Madaxtooyada

IMG_4771

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa maanta tababar uso xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Illaalada Madaxtooyada Puntland,waxaana la filayaa in sido kale tababar kan dhigiisa ah loo furo ciidamo kale oo ka tirsan Madaxtooyada si kor loogu qaado tayada ciidanka. Dr. Gaas oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay ayaa mar hore […]

April 7th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Madaxweyne Gaas oo Shacabka Puntland si toosa ula hadlay

gaaas

April 5th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi— Marxuumad Fadumo aw maxamud Cali ku geeriyootey Galkacyo manta 5.04.2016

tacsi1

April 5th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Xildhibaan Maxamed cali diheeye oo Muqdisho lagu dhawacay

breaking nes

April 5th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Shacabka Magaalada Qardho:’’4.5 Ma aha Rabitaankayaga’’

qardho 10

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa sheegay in go’aanka ay Dawladu ku qaadatay Nidaamka xaaraanta ah ee 4.5 uusan ka tarjimayn rabitaanka shacabka Puntland,waxay sheegen inay hadleen oo ay cod dheer ku sheegen inaysan u baahnayn 4.5,iyaga oo ka tirsan Dawlad jirtay 18-sano,isla markaana ah qayb muhiim ah oo ka mid […]

April 5th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Maxaa Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo?

Gaalkacyo ok

Maxkamada Darajada 1-aad ee degmada Gaalkacyo ayaa Xukun ku riday Khamri iyo Eedeysane lagu soo qabtay,ka dib markii ciidanka amniga degmada Gaalkacyo ay Eedeysanaha kuso qabteen hawlgal ay ka sameeyen Gaalkacyo. Guddoomiyaha Maxkamada Darajada  1-aad ee degmada Gaalkacyo Abdiraxmaan Cabdulqaadir Maxamed oo la hadlay Saxaafadda,ayaa sheegay in Eedeysne Cabdi Yuusuf Nuur 45 sano jir ah […]

April 5th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Sawirka Maanta :-Shilkii Shalay ka dhacay Garowe ” BLACK SUNDAY “

Screenshot_2016-04-04-14-13-27

April 4th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka Hadlay Heshiiska Garowe

Cali Xaaji

Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay heshiiska ay Dawlada Puntland iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya ku dhexmaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Cali Xaaji Warsame ayaa dhaliilay heshiiska oo uu sheegay inuusan Miisaan wayn lahayn,isla markaana uu ka horimanayo rabitaanka dadweynaha reer Puntland. Dhanka kale,wuxuu ka hadlay Warsaxaafadeedkii deg dega ahaa ee kaso baxay Madaxweynaha […]

April 4th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Akhriso heshiiskii oo orjinal ah saxiixana

5-1

April 3rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BREAKING NEWS–Akhriso heshiiska cusub ee goordhow la saxiixayo

Puntland 5

April 3rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo Hadlay:’’Haddii Rabitaanka Dadweynaha La Diido,Maxay tahay Dimuqraadiyada la Doonayo?

breaking-News-from-Puntland-300x180

Guddoomiyaha Dalada Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA Nuur Shire Csimaan oo la hadlay Idaacada Daljir,ayaa sheegay in la qaatay Nidaamka 4.5 uu ka maqlay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud,wuxuu sheegay in isaga oo jooga Garowe uusan maqlin heshiiska la gaaray. Nuur Shire Cismaan ayaa sheegay in Dawladu ay Wakiil ka tahay arrimaha Siyaasadda,hasa yeeshe bulshada […]

April 3rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Garowe soo gaaray

Dr.-Tedros-Adhanom-Ghebreyesus

April 3rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BREAKING NEWS– Puntlandi oo hordhac u helay qodobada Puntland iyo DF ku heshiiyeen ee aan wali la saxiixin

breaking News from Puntland

April 3rd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Xildhibaan Axmed Xuseen oo Baarlamaanka Canada ka tirsan iyo Madaxweynaha Turkiga oo kulmay

April 2nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Jaaliyada Birmingham oo ka tacsiyeynaya geeridii Marxuum Saciid Ali Yusuf Gaada yare iyo intii la geeriyootay

tacsii

April 2nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Gaashandhiga Marykanka oo sheegay iney weerar cirka ah ku dileen Madaxii Sirdoonka Al-shabaab ee ka danbeyey dilkii Ambassador Bari Bari

Drone

April 2nd, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Fariinta ka timid Columbus Ohio oo ku saabsan Taageerada Ciidanka iyo Deegaanada Abaarahu ku dhufteen

Screenshot_2016-04-01-16-47-54-1

April 1st, 2016 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Prof. Jurile iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda PIA iyo xildhibaano katirsan Puntland oo ka tacsiyeeyay geeridii Siciid Cali Yuusuf ( Gaada-yare)

jurile

Pof. Jurile “Annigoo aad uga tiraanyaysan waxaan Tacsi u direynaa qoyskii,eheladii,reer puntland iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed , geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Saciid Cali Yuusuf (Gaadayare) oo gacan xaq daran oo dulmi xambaarsani maanta ay ku dishey Magaalada Galkacayo.Eebbe waxaan uga baryeynaa naxariistii janno intii uu ka tegeyna samir iyo imaan ha ka […]

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheikh Ahmed oo Shacabka iyo Xukuumada Puntland u direy Tacsi

Raysal2-300x240

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Janaraal Afguduud:’’Dhabaaxadii ku dhacday Shabaab mid ka daran ayaa kaga dhici doonta magaalooyinka Puntland”

Afguduud

Guddiga Amiga Gobolka Bari oo uu ka hormuud u ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa kulan looga hadlayay amaanka ku yeeshay magaalada Boosaaso ee xaruna Gobolka Bari. Kulanka ka dib,ayaa Janaraal Cabdirisaaq Afguduud uu la hadlay Saxaafadda,wuxuuna ka Xogwaramay natiijada kulanka. Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janaraal Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Afguduud,ayaa sheegay in Puntland ay Cadow […]

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhageyso) Wasiirka amniga dowladda Puntland oo soo saaray digniino adag oo amniga ku saabsan

Qarjab

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa amar ku bixiyay in baaritaan xoogan lagu sameeyo xaafadaha iyo hotelada magaalooyinka, si gacanta loogusoo dhigo dhagar qabayaasha Alshabaab ee dhibaatada kawada Puntland. Wasiirka amniga oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa sheegay falkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo inuu muujinayo in dhagar qabayaasha Al-shabaab ee […]

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Maxaa Kaso Kordhay Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo?

IMG-20160331-WA0005

Taliyaha Ciidanka Birmadka Gobolka Mudug Cabdirashiid Xassan Xaashi oo Saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo,ayaa sheegay in qaraxa ay Shabaab ka gaysteen magaalada Gaalkacyo dadka ku dhintay ay u badan yihiin dad rayid ah iyo Xisaabiyihii Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug Siciid Cali Yuusuf ”Gaadayare. Wuxuu sheegay in Argagixisadu markii laga guulaystay ay la yimaadeen Waji […]

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynihii hore Dr. Faroole oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Gaadayare

faroole

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Saciid Cali Yusuf (Gaadayare) oo ku geeriyooday Qarixii saaka

Gaadayare

March 31st, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Madaxweyne Gaas iyo Wafdigii Turkiga oo caawa u Casho iyo qaxweysi tagay bartamaha Garowe

Gaas by night garowe-1

March 30th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

HIRAALKA  HAGAAGSAN W/Q Dr.Saadiq Enow

eenow

March 30th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland:’’Mawqifka ay Puntland ku Diidan tahay 4.5 waxba iskama badalin,wax heshiis ah oo la gaarayna ma jirto’’

Camay

March 30th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Muxuu Salka Ku Hayaa Safarka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland uu ku tagay Boosaaso?

camayn

March 30th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Mawqifka Reer Puntland oo Cad:‘’NO 4.5’’ iyo Dr. Faroole oo ka hadlay

Farole

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’ oo Waraysi siiyay Radio Garowe ayaa sheegay innaan sinaba loo aqbali karin Nidaamka xaaraanta ah ee 4.5,wuxuu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Gaas ay isku Mawqif ka yihiin innaan la qaadan Ol’olaha uu Xassan Sheekh gadaal ka taagan yahay. ‘’Waan la kulmay Ra’iisul Wasaaraha maalintii […]

March 29th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Aqoonyaha Faysal Rooble oo Ka Digay Nidaamka 4.5,fariin Muhiimana u diray Madaxda Puntland

faysal rooble

Aqoonyahan Faysal Rooble ayaa sheegay inaysan suurgal ahayn in waqtigan la qaato Nidaamka xaaraanta ah ee 4.5,wuxuu sheegay in Madaxweyne Gaas uu dadweynaha reer Puntland u balan qaaday inuusan sinaba u qaadanayn 4.5,taasi oo loo baahan yahay inuu ka dhabeeyo si uusan u lumin kalsoonida iyo taageerada uu ka haysto shacabkiisa. Wuxuu sheegay haddii lagu […]

March 29th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »