Home » Wareysiyo Waxaad joogtaa Keydka “Wareysiyo”

Jaaliyada Puntlandi ee Denmark oo Aduun gaaraya 12.600 USD u diray Dadka abaaruhu saameeyeen Puntland

April 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking– Baabuur Xamuul oo dhexgalay mel Dad marayeen bartamaha Stockholm

April 7th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Ciidamada Kenya oo Howlgal ku diley Sodomeeye Al-Shabaab ka tirsan

March 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking— Ingiriiska oo Soomaaliland ugu hanjabay inaysan ka qayb galineyn Shirka London

March 22nd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi Marxuum Warsame Sooyaan oo Calatrava ku geeriyooday Garowe

March 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Gudoomiyaha Midowga Afrika oo ku soo wajahan Muqdisho iyo wadooyinkoo xiran saaka

March 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo video cuub Doodii Fagaaraha : – ” Xasan Sheekh 6 Bilyan oo deyn ah ayuu Dalka dusha ka saaray iyo Raisal Wasaare Kheyre iyo Shirkada SOMOIL waxbaa ka URAYA “

March 16th, 2017 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Sawiro iyo Waxay Kawada hadleen Madaxweynaha JF Soomaaliya iyo Xoghayaha Arimaha Dinada Ingiriiska

March 15th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo dhaweeyay Ansixinta golaha Wasiirada Hirshabeelle

March 12th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Faalo : – Imtixaanka M/weyne Farmaajo u yaal ma wax ka qabashada Abaaraha iyo Dulmiga Shabeelada Hoose baa mise waa la muranka Imaaradka Carabta !!!!

March 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News— Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay oo saaka Booqanaya Soomaaliya

António Guterres Xoghayaha Guud er Waramada Midoobay ayaa saaka lagu wadaa inuu booqdo qaybo kamid ah Soomaaliya. Xoghayaha Guud wuxuu kasoo dagi doonas Muqdisho , Ujeedka Safarkiisa ayaa lagu sheegay inuu yahay Sidii Dhaqaale logi heli lahaa Malaayiin Soomaali ah oo abaaruhu Saameeyeen sidaas awgeed wuxuu booqanayaa Goobaha Dhibaatooyinku saameeyeen. Warar Puntlandi helayo waxay sheegayaan […]

March 7th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News— Madaxweynaha iyo wasaaraha oo Kawada tashanaya Golaha Wasiirada cusub

March 3rd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi– Alla ha u naxariisto Marxuum Cabdi Raaw Suleymaan oo Muqdusho ku geeriyooday

March 2nd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Somalia declares state of emergency over Deadly Drougth

February 28th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Baaq U Diray Beela Ku Dagaalamay Deegaanno Hoosyimaada Cadale

February 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Sawirka iyo Warbixin, Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey safarkiisa Sacuudiga

Muqdisho 25, Feb, 2017—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tagey dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka, aan walaalaha nahay ee Sucuudiga ayaa la kulmay boqor […]

February 25th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News— Madaxweynaha Puntland Oo Isku Shaandheyn Ku Samaynaya Golaha Xukuumadda

February 25th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Warbixin- Yaa u maqan Dadka iyo Dalka Abaartu wiiqday : – Xukuumada Puntland oo 20 booyadood oo qura uga qayb qaadatay Abaaraha, Masuuliyad xumo

February 25th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Video Shirkii Jaraa’id ee u horeeyey oo uu Qabtay Raysal wasaaraha uu Madaxweyne Farmaajo Magacaabay

Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha uu farta ku diiday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka Mahad celiyey Xilka loo magacaabay, Wuxuuna Baarlamaanka ka codsadey iney Aqbalaan. Hoos ka Daawo Raysal wasaaraha cusub

February 23rd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Mas’uul Ka Tirsanaa Puntland Oo shil Gaari Ku geeriyooday

February 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Puntlandi oo helay Ninka uu Madaxweyne Farmaajo uu farta ku fiiqi doono inuu noqdo Raysal wasaaraha Xukuumadiisa

February 16th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News– Beelaha Hawiye oo u hishiiyey iney Kursiga Raysal wasaaraha ay ka ilaashaan Beesha Abgaal

February 11th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Wasiirka hore ee Maaliyada Cawil oo Hambalyo u diraya Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

February 10th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Wakiilada Beesha Caalamiga ee Soomaaliya jooga oo Madaxweyne Farmaajo ugu yimid hambalyeen

February 9th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Xog Cusub– Madaxweyne Farmaajo oo markuu la wareego Villa Somalia Soo saari doona Wareegto deg deg ah , Kulana la qaadan doona Kenya iyo Reer Galbeedka, Maxay tahay wareegtadu

February 9th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Jaaliyada Puntland ee Denmark oo ka geeridii Allaha u naxariistee Madaxweyne Cade Muuse

February 9th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Puntland oo u Hambalyeeysay Madaxweynaha Cusub ee JFS

February 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Dhagayso heesta maanta iyo Doorashada Madaxweynah taasoo loo qaaday Madaxweynaha la dooran doono “Duco iyo Dardaaran”

February 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking NEW+Sawiro– Wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay iyo 4 musharax oo isugusoo haray.

Waxaa goor dhowayd lasoo gabagabeeyay wareega kowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana wareegaan kusoo baxay afar musharax oo aad hadal hayay inay wareegaan isugusoo haridoonaan. Inkastoo aan natiijada wareega koowaad ee doorashada lagu dhawaaqin ayaa hadana waxaa codadka ugu badan helay murashixiinta hoos ku xusan. Xassan Shiikh Maxamuud 88 cod. Maxamed Farmaajo 72 cod Shiikh […]

February 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Breaking News — Election 2017 Exit Polls Saadaalintii ugu dambeysay ee Doorashada Madaxweynaha

February 8th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Picture of the weekend ” Sawirka todobaadka”

January 30th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

UK iyo Denmark oo cadeeyey in Qofka wata Passporodooda aan laga hor istaagi karin inuu gali Maraykanka LAAKIIN…

January 30th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Mayor-ka New York Bill de Blasio oo Booliska ku amray iney ilaaliyaan Masaajidyada New York ka dib weerarkii Magaalada Quebec

January 30th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Casha sharaftii Madaxweyne Xasan Sheikh uu u sameeyey qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Aqal oo daaha ka qaadey in Doontiisu ay degayso

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Xildhibano ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanku uu qayb ka ahaa kulamada caadiga ah ee Xildhibaanadu ay la qaadanayeen Musharixiinta Soomaaliya. Musharax kasta oo ku sugan Muqdisho wuxuu la kulmaa Xildhibaanada si wada jir ah iyo si kali kali ah, taas […]

January 30th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Digreetada uu Trupm ku manuucay 7 Dal oo Maraykanka gilgishay, Boqolaal deganaa Maraykanka oo Garoomada Diyaaradaha ku xaniman

January 29th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Diyaaradaha u Socda Maraykanka oo bilaabay iney diidaan iney qaadaan Soomaalida iyo lix dal oo kale

January 29th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Trump oo Manuucay in Maraykanka ay Soo galaan 7 Dal dadkooda xitaa haday wataan Passpor Yurub ah

January 28th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Bileyska Kenya oo Beeniyey Warqad Baraha Bulshada wareegaysa oo laga dhigayo in Bileysku ka digeen weeraro Argagixiso

January 28th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

BREAKING–Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo looga hadlayo Arimaha Soomaaliya (Caasha Geele iyo Michael Keating oo Warbixin jeedinaya)

January 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Keating iyo Caasha Geele oo maanta Khudbada u jeedin doona Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

January 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Mexico oo baajinaya kulan uu Aqalka cad kula kulmi lahaa Donald Trump

January 26th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Corruption watchdog report: Beware of populist leaders

January 26th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Denmark Oo Bilowday Dib U Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed, Ka Dib Heshiis Ay La Gashay Gaafow

Dawlada Denmarka ayaa bilowday inay dib uso celiso Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalkeeda ka dib heshiis ay la gashay Cabdullaahi Gaafow Maxamuud xilligii uu ahaa Taliyihii hore ee Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Afartii qof ee ugu horeeyay ee Soomaali ah ayaa dawlada Denmar ay kuso celisay Soomaaliya, ka dib markii ay ka dhacday […]

January 26th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Goormay Dhacaysaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya?

January 25th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Daawo Hees Lagu Dhiirigelinayo Haweenka Soomaaliyeed

Ku soo dhowow hees labo siyoodba u cusub oo la magac baxday: “GABARI WAA HOOYADAA” (i) mar waa hees cusub oo an hore u jirin, (ii) marna waa hees an nooceeda horay tirin. Waxaa qabanqaabiyey oo maalgaliyey Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Denmark

January 24th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Goormay dhacaysaa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

January 23rd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Puntland Baarlamaan ma leedahay mise….

January 23rd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Odense Dalka Denmark oo dhaqaale gaarsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen

January 22nd, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Toos u Daawo Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweyne Donald Trump oo Washington DC ka socda

January 21st, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Maxkamada Caalamiga ah ee Heeg ayaa 2 Federaayo go’aan ka gaari doonta dacwadii Bada

January 21st, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Washington DC Toos u daawo Obama oo Washinton ka tagaya

Live stream. END Madaxweyne Obama wuxuu u duulay California

January 20th, 2017 | Posted in .warka,News in English,Wareysiyo | Read More »

Tacsi DR. Maxamed Cali Jamac oo Zambia ku geeriyooday

January 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi Marxuumad Xaawo Maxamed Yusuf op Geneve Switzerland ku geeriyootay 10-01-2017

January 11th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Axmed Xuseen oo noqday Soomaaligii uge horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah

January 10th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(Dhagayso) Shariif Xassan Sheekh Aadan:”Yaa Yiri Waa Tanaasulay, Sanadka Rajo Wayn Ayaan Ka Qabaa innaan Guulaysto”

Maalmihii ugu dambeeyay Warbaahinta ku hadasha Afka Kooxda DAMU-JADIID ayaa qorayay warar aan saldhig la hubo lahayn oo ah inuu Shariif Xassan Sheekh Aadan ka tanaasulay Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya. Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ka yimi Sucuudiga oo uu u aaday Cimro, ayaa iminka ku sugan dalka Itoobiya oo uu sheegay inuu yahay marin uu […]

December 29th, 2016 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »