Home » .warka Waxaad joogtaa Keydka “.warka”

Baarlamaanka Jubbaland Oo Laga Saaray Laba Xildhibaan

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland, ayaa Xasaabadii Xubinimada Baarlamaanka kala noqday laba Xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka Jubbaland, ka dib kulan aan caadi ahayn oo maanta ay isugu yimaadeen magaalada Kismaayo. Xildhibaanada Xubinimada Baarlamaanka lagala noqday, ayaa kala aha;C/qaadir Ibraahim Cali iyo Maxamed Cali Yuusuf. Waxaa Lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen Dastuurka Baarlamaanka, isla markaana aysan iman […]

May 28th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Lataliyihiisa dhanka Dhaqaalaha

May 28th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Puntland Go’aan Caynkee Ah Ayay Ka Qaadatay Kooxdii Kaso Baxsatay Daacish?

Dawlada Puntland ayaa Xoriyadooda dib ugu celisay Lix nin oo kaso baxsaday Kooxda Daacish, kuwaas oo dhowaan isu soo dhiibay ciidanka Puntland. Kooxdan, ayaa markii ay soo baxsadeen ay Daacish ku xukuntay dil toogasho ah, balse Puntland ayaa sheegtay in qof kasta oo isa soo dhiiba la cafinayo, isla markaana uu si xor ah u […]

May 28th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Xaggee Maraysaa Dib U Celinta Reer Guuraagii Uso Hayaamay Puntland?

In ka bada 700 oo qoys, dawlada Puntland ay dib ugu celisay deegaanadii ay ka yimaadeen oo ku kala yaala Galmudug, DDSI iyo Soomaaliland. Dadka dib loo celiyay ayaa ahaa qoysaskii Soomaaliyeed ee uso naqraacay Puntland, kuwaas oo ku kala noolaa degmooyin iyo deegaano hoostaga gobolada Bari iyo Karkaar. Gaadiid waawayn oo caga badan ayaa […]

May 28th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(DHEGAYSO) Madaxweyne Gaas,”Puntland meelo badan ayaa duulaan loogasoo yahay waxayna ku jirtaa taxadar.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay Puntland iyo shacabkeedu in duulaan loogasoo yahay meelo badan, waxaana kamid ah duulaankaas argigixisada iyo colaada laga wado miyiga gobolka Mudug. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay inay taxadar ka galayaan nabad gelyo xumada lala damacsan yahay Puntland, wuxuuna shacabka ugu baaqay in nabad gelyada laga shaqeeyo. Madaxweynaha ayaa […]

May 28th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Taliyaha cusub ee booliska gobolka Mudug oo xilkiisii la wareegay.

Taliyaha cusub ee qeybta booliska gobolka Mudug Kornel Aadan Nuur Qaal ayaa la wareegay xilkiisii, isagoo kala wareegay taliye ku xigeenkii ciidanka booliska gobolka Mudug, Madaxweyen ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Camey, ayaa dhawaan Kornel Aadan Nuur Qaal oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka asluubta Puntland u magacaabay xilkaan, waxaana lagu badelay taliyihii xilkaan kaga horeeyay, Kornel […]

May 28th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Maxaa Loo Magacaabay Agaasimihii Hore Ee Madaxtooyada Puntland?

May 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Puntland Muxuu Ka Yiri Kordhinta Baarlamaanka Iyo Nidaamka Axsaabta Badan?

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ”Gaas”, ayaa sheegay inuusan awood u lahayn inuu kordhiyo Baarlamaanka Puntland, balse uu codsi u gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka, wuxuuna xusay in Awooda kordhinta Baarlamaanka ay leeyihiin Golaha Wakiilada Puntland. Hadalkan ayuu ka sheegay xilli uu shir Saxaafadeed ku qabanayay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, ka dib markii uu […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Sawiro) Madaxweyne Gaas Oo Dib Ugu Noqday Garowe

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 27 May 2017 dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda Puntland, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyey isaga iyo weftigiisa. Madaxweynaha iyo weftiga balaadhan ee uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaarada Kanooko […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Puntland Oo Baaritaan Ku Wada Koox Kaso Baxsatay Daacish

Dawlada Puntland ayaa baaritaan ku wada Koox kaso baxsatay Daacishta ku dhuumalaysta Buuraha degmada Qandala ee gobolka Bari. Kooxdan oo dhowaan isu soo dhiibay Puntland ayaa Hay’adaha amniga ay ku hayaan magaalada Boosaaso, halkaas oo su’aalo kala duwan lagu waydiinayo. Warsidaha Puntlandi, ayaa ogaaday in kooxdan ay dhiibeen Macluumaad kala duwan, isla markaana ay Puntland […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

British Airways oo kansashay dhamaan Duulimaadyadii Heathrow iyo Gatwick

May 27th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Laba Nin Oo Lagu Soo Qariyay Gaari Oo Lagu Qabtay Magaalada Qardho

Ciidamada amniga Puntland, ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo lagu soo qariyay Caqaayada gaari xamuul ah, ka dib markii dawladu ay heshay macluumaadka laadaas qof. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa sheegay in labada nin ee la qabtay uu ku socdo baaritaan, isla markaana sharciga la horkeeni doono. Dareewalada Gaadiidka ayaa Wasiirka […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dowladda Koonfur Kuuriya oo ciidamadeeda badda usoo dirtay xeebaha Soomaaliya si ay usoo furtaan markab la afduubtay.

Dowladda Koonfur Kuuriya ayaa cutub kamid ah ciidamadeeda badda usoo dirtay biyaha Soomaaliya kadib markii kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ay afduubteen markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalkaas. Markabka la afduubtay  oo siday badmaaxiyiin u dhashay Kuuriya koonfureed iyo kuwa kale oo ajnabi ah, ayaa lumiyay xiriirka, kadib markuu isku haleeyay inuu markab kale ka dambeeyo, sida […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku riday shan nin oo katirsan kooxaha argigixisada oo lagu qabtay Qaraxyo.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku qarxiyaan qeybo kamid ah magaalada . Raggaan ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay in qaraxyada lagu qabtay ay wateen , qorshahooduna ahaa […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Dhegayso) Madaxweynaha dowladda Puntland oo haatan Nairobi ku sugan kuna soo wajahan Garowe. wuxuu ka hadlay dagaalka argigixisada iyo hambalyada bisha Ramadaan.

Madaxweynaya dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, wuxuuna soo gabagabeeyay safarkiisii dibeda gaar ahaan safarkii uu ku marayay qaarada Yurub. Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlay Nayrobi ayaa sheegay inuu guul ugusoo dhamaaday socdaalkiisii uu ku marayay waqooyiga Yurub. Madaxweynuhu wuxuu hambalyada dhalashada bisha Ramadaan u […]

May 27th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Kulan looga hadlayey waxbarashada gabdhaha oo lagu soo gaba-gabeeyey magaaalada Galkayo

Ujeedada kulankani wuxuu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa tirada iyo tayada waxbarashada gabdhaha. Waxaa soo qaban qaabisey urur wadani ah oo u dooda xuquuqda waxbarasho ee la yiraah EFASOM, waxaana maalgeliyey hayada Global Campaign for Education oo fadhigeedu yahay South Africa. Waxaa ka soo qeyb galey qaar ka tirsan bulshada rayidka, madaxda waxbarashada ee […]

May 26th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(VIDEO) Madaxweynaha dowladda Puntland oo soo gabagabeeyay socdaalkiisii waqooyiga Yurub kuna soo wajahan Garowe.

Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamad Cali Gaas ayaa soo gabagabeeyay booqashadiisii uu ku marayay wadamo kuyaala waqooyiga qaarada Yurub, sida Norway, Sweden iyo Finland, waxaana lagu wadaa inuu maalinta berito ah kusoo laabto caasimadda Puntland ee Garowe. Safarka madaxweynaha ee qaarada Yurub ayaa ku saabsanaa shirar muhiim u ah Puntland oo uu la qaatay jaaliyaddaha reer […]

May 26th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(DHEGAYSO) Wasiirka amniga dowladda Puntland oo ka hadlay qorshaha adkaynta amniga Puntland ee bisha Ramadaan iyo qarixii Ismiidaaminta Bosaso

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi kooban siiyay warsidaha Puntlandi ayaa ka hadlay qorshaha adkaynta amniga Puntland, dagaalka argigixisada, baaritaanka weerarkii ismiidaaminta Bosaso iyo  bisha Ramadaan Halkaan ka dhageyso wareysiga wasiirka amniga. Puntlandi.com

May 26th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Nasteexo Indho iyo Hees Cusub ( Ciil-kaambi iyo M/weyne Cabdiweli Mustaafur ) : – ” Guul darada iyo Nasiibkuba waa laba is garabyaale , wakaa axdigii gabay “

May 26th, 2017 | Posted in .warka,Video | Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Guddiga Abaaraha DFS ka gaddoomay lacag dhan $200,000.

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo maanta 26 May 2017 qado sharaf ugu sameeyey magaalada Garoowe gaar haan hotel Jubba Afar xubnood oo ka tirsan guddiga gurmadka abaaraha dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa kaga gudoomey guddigaasi lacag dhan $200,000, taas oo loogu tala galay in lagu taakuleeyo shacabka […]

May 26th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dawladda Puntland oo Ku Dhaqaaqday Malinimada Berito Inay Tahay Kowda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

Dawladda Puntland ayaa maanta 26 May 2017 si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinimada berito oo kubeegan  27 May 2017 ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan  ee Ramadaan. Wasiirka wasaarada Cadaalada dawladda Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo ugu horay ku dhawaaqay xaqiijinta in maalinimada berito ay tahay maalinta koowaad ee bisha ramadaan ayaa […]

May 26th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Jubbaland:” Dawlada Federaalku Diyaar Uma Aha In La Wadaago Khayraadka Wadanka”

Golaha Xukuumadda Jubbaland ayaa sheegay in dawlada Federaalka Soomaaliya aysan diyaar u ahayn in la wadaago Khayraadka wadanka, atrrintaas oo Jubbaland ay ku sheegtay mid aan la aqbali karin. Jubbaland ayaa sheegtay in loo baahan yahay in maamul kasta looga faa’iideeyo Khayraadkiisa, ayna Jubbaland xaq u leedahay inay Khayraadkeeda ka faa’iidaysato. Hadalka Jubbaland ayaa soo […]

May 25th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Xukuumadda Puntland?

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland, ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay amaanka, bisha barakaysan ee Ramadaan, shilalka gaadiidka, dardar gelinta Ganacsiga iyo arrimo kale. Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen Kooxo doonayay inay khalkhal galiyaan amaanka Puntland. Puntland ayaa markii uu shirku dhamaaday ka dib soo saartay Warsacxaafadeed, waxaana Nuqul ka […]

May 25th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo sheegtay inuu guul kusoo dhammaaday imtixaankii guud ee shahaadiga.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare  ee dowladda Puntland ayaa maanta soo afmeertay imtixaanaadkii guud ee Puntland oo ay u fadhiyeen ardayda fasalada 4-aad ee dugsiyada sare iyo kuwo fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe oo imtixaanka galay maalintii sabtida ee 20-ka bishaan. 12,687 arday, ayaa imtixaankaan kaga qeybgalay 86 xarumood oo kuyaala gobolada Puntland. Agaasimaha kormeerka […]

May 25th, 2017 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Siilaanyo oo cafis ufidiyay weriye Coldoon.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa soo amar lagu fasaxayo Wariye coldoon oo ay Somaliland ay ku xukuntey 2 sanno oo xadhig ah .

May 25th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo ka warbixiyay argigixiso isisoo dhiibtay, Eedayna ujeediyay beesha caaalamka.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Camey ayaa ka warramay 20 kamid ah maleyshiyada Daacish oo ay dowladda Puntland gacanta ku hayso kadib markii ay kasoo baxdeen kooxdaas daacish ee ku dhuumanaysa buuraha gobolka Bari. Waxa uu sheegay inay hayaan 20 dagaalame iyo saraakiishooda oo marka ay runta ogaadeen soo baxday, wuxuuna sheegay inay intooda badan kasoo […]

May 25th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland oo la wareegtay deeq daawo ah oo ka timid jaaliyadda Puntland ee Europe

May 25th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Anti – Federalism ma dhashii Emperor Haileselasei baa ee 1961 iyo Taariikhda ” Shida square ” Taaladii Sandalka ee Asmara

May 25th, 2017 | Posted in .warka,News in English | Read More »

KHIYAAMO QARAN : – SHIRKADA ” SOMA OIL AND GAS ” EE SHIDAALKA MA NALUGU SIRAY, NINKA AASAASAYNA WAA NIN CEYNKEE AH ? ( FADLAN AKHRI WARBIXIN XASAASI AH )

May 25th, 2017 | Posted in .warka,News in English | Read More »

Warsaxaafadeed: Wasaaradda kalluumaysiga dowladda Puntland oo jawaab adag ka bixisay eedeyntii wasaaradda kalluumaysiga dowladda federalka.

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Kulan lagu gorfaynayo xoojinta nabada gobolka Nugaal oo lagu qabtay Garowe.

(Pi Garowe) Kulan Aqoon isweydaarsi oo lagu gorfaynayay xoojinta nabada gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Kulan waxaa soo qaban qaabiyay urur ka shaqeeya horumarka bulshada oo lagu magacaabo Nawal, waxaana kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka Nugaal. Guddoomiyaha ururka NAWAl Nimco Caarshe ayaa sheegtay muhiimada loo […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Maxaa Ka Cusub Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari?

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa waxaa si habsami leh u soconaya dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo dadka, mana jirto wax saamayn ah oo uu ku yeeshay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso. Ciidanka amniga Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyay gudaha magaalada ka sameeyay hawlgalo ay dad ku qabteen, waxaana taliyaha qaybta booliska gobolka Bari uu […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) 159 arday oo ka qalin jabisay jaamacadda PSU.

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad qalinjebin ah oo loo qabtay 159 arday oo dhammaystay lix kulliyadood oo kamid ah kulliyadaha waxbarashada heerka 1aad ee Jaamacadda Puntland State University (PSU). Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay gudoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland, wasiirka waxbarashada iyo tacliintasare, xildhibaano, maamulka Jaamacadda, macaliin, xubno […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb galay Xaflada Ololaha Daawaynta Xoolaha Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa manta 24, May, 2017 ka qayb galay xaflada ololaha daawaynta xoolaha Puntland oo ka qab soontay wasaarada xanaanada xoolaha Dawladda Puntland ee magaalada Garoowe. Kusimaha Madaxweynaha ayaa waxaa kuwehelinayey xafladani Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Puntland iyo kuxigeenadiisa,  masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Madaxweyne Gaas oo la shiray shirkado caalami oo doonaya inay Puntland ku sameystaan maalgashi.

Waxaa shalay kulan gaara wada qaatay madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo shirkado maalgashi oo ka jira dalkan Finland. shirkaas oo dhex maray wafti heer sare ah oo hogaaminayo madaxwaynuhu iyo madax ka kala socotay shirkado maal gaashi waxaa looga wada hadlay fursadaha uga banaan shirkadahan soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan Puntland. […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Puntland Oo Sheegtay Inuusan Hirgali Karin Nidaamka Axsaabta Badan

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Sawiro) Maxay Ka Wada Hadleen Puntland Iyo UNOCHA?

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017, qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa xafiiska UNOCHA ee Soomaaliya Mr. Justin Brady oo uu wehelinayo madaxa xafiiska UNOCHA ee  Puntland Mr. Francis Lenoh. Kusimaha Madaxweynaha iyo madaxda ka socotey hay’adda UNOCHA ayaa waxa ay […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Askar Kenyaan Ah Oo Lagu Laayay Qarax

Saddex ka mid ah ciidanka dalka Kenya ayaa lagu dilay meel ku dhow Gaarisa, ka dib markii qarax lala beegsaday gaari ay wateen. Gaadiidka qaraxa lala beegsaday ayaa gaarayay saddex, waxaana ay qayb ka ahaayen gaadiid illaaliya Xuduuda u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya. Waxaa ku dhaawacmay qaraxa illaa Sideed Askari oo ka mid ahaa ciidanka […]

May 24th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Breaking News : – Ethiopia’s former Foreign Minister Tedros Adhanom has been elected as the new head of the UN’s World Health Organization.

May 23rd, 2017 | Posted in .warka,News in English | Read More »

(Dhagayso) Puntland Maxay Ka Tiri Qaraxa Ismiidaaminta Ah Ee Caawo Ka Dhacay Boosaaso?

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdi Xakiin Xusseen Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in shan qof ay ku dhinteen qaraxa caawo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dadka ku dhintay qaraxa ayaa waxaa saddex ka mid ah ay yihiin shacan, halka labada kalena ay yihiin qofka is qarxiyay iyo askari […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax Ismiidaamin ah, ayaa caawo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, gaar ahaan nawaaxiga Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland. Nin xirnaa jaakada qaraxa, ayaa isku qarxiyay Jeegboonti ay ciidanku ku lahaayen Waddo laami ah oo aada garoonka diyaaradaha Boosaaso, kuna dhow xarunta Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ee Booosaaso. Inta la og yahay […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Gardafuu Muxuu Ka Yiri Doonta Burcadbadeedu Ay Afduubatay?

Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynte oo la hadlay Warsidaha Puntlandi, ayaa sheegay in Kooxda Afduubatay Doonta laga leeyahay dalka Iiraan ay yihiin caadaystaan hadda ka hor sidan oo kale u afduubay Dooni laga lahaa Iiraan. Wuxuu intaas ku daray in Doonta ay la aaden badda, isla markaan ay ku baadigoobayaan Markab ay afduubtaan. Guddoomiyaha […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Burcadbadeed Soomaali Ah Oo Dooni Ay Afduubteen La Aaday Xeebaha Gardafuu

Kooxo Burcadbadeed Soomaali ah ayaa afduubtay Dooni Kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Iiraan, waxaana ay ku haystaan Xeebaha Gobolka Gardafuu. Nabadoon Aadan Siciid Xayle, oo ka mid ah Waxgaradka gobolka Gardafuu, ayaa Warbaahinta u sheegay in Doonta lagu haysto nawaaxiga deegaanka Xaabo. Wuxuu intaas ku daray in Kooxda Afduubatay doonta ay yihiin Kalluumaysato, isla markaana […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Soomaali Tahriibayaal Ah Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaala Yaman

Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalladda Cadan ee dalka Yemen Danjire Axmed Cabdi Xasan Suudaani, ayaa sheegay in xabsiga Yaman laga sii daayay 115 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka badbaaday Doontii Tahriibta ahayd ee dhowaan lagu laayay Soomaalida. Maalinta Khamiista oo ay taariikhdu ku beegantahay 25 May 2017, ayaa la aasi doona Maydadka […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Sawirada Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Manchester ee dalka Britain

22 qof ayaa ku dhintay, halka 59 kalena ay ku dhaawacmeen qarax oo ka dhacay magaalada Manchester ee dalka Britain. Qaraxa ayaa ka dhacay Irida garoon ku yaala Manchester, halkaas oo ay bandhig faneed ku qabatay Fanaanad u dhalatay Maraykanka Ariana Grande, waxaana uu qaruxu dhacay markii uu bandhig faneedku uu soo dhamaaday oo dadku ay […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dhimashada weerarka Manchester oo gaaray 22 iyo dhaawaca 59.

Ugu yaraan 22 qof, oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay, halka 59 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax looga shakinsan yahay inuu yahay ismiidaamin lala bartilmaameesaday goob bandhig faneed lagu qabanayay, oo ay ka heesaysay fannanad Marakan u dhalatay. Goobjoogayaasha ayaa sheegay inay maqleen qarax ka dhacay albaabka hore ee laga galo goobta […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Muuqaal: Gabadh reer Hargeysa oo ciqaab xoogan u martay wiil Gabooye ah oo ay caashaqday..

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dowladda Puntland oo difaacday xukunada ay rido maxkamada ciidamada Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa difaacay xukunada ay rido maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland, kadib markii dhawaan hay’adda amnesty international ay walaac ka muujisay xukunada dilka ah ee maxkamadu fuliso. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay sharciga Puntland  inuu ogolaanayo in cidii isku ekaysiisa milatari in lagu qaadayo […]

May 23rd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Sawiro) Dhakhaatiir Soomaaliyeed Oo Boosaaso Lagu Barayo Sida Loo Badbaadiyo Hooyada Iyo Dhalaanka

Tababarar aad u heer sareeya oo ay si wada jir ah uso qabanqaabiyeen Hay’ada Cilmibaarista iyo hormarrinta Geeska Afrika ee Chirbs iyo Jaamacadda Bariga Afrika, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Tababarka oo lagu baranayo Ka hortaga iyo yaraynta dhimashada Hooyada Uurka leh iyo dhalaanka, ayaa waxaa loo […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Sawiro Xul Ah: Puntland Oo Gashay Sanad Barwaaqo

Gobolada Puntland ayaa waxaa si wayn uga da’ay Roobabkii Gu’ga, waxaana baliyada iyo ceelsha buuxiyay biyo, halka cagaarka dhirtuna uu soo baxay. Xoolaha ayaa si habsami leh u daaqaya naqa, waxaana muuqanaya inay kaso kabsanayaan Abaartii baaxada lahayd ee ka jirta Puntland. Sanad barqaaqo ayaa la galay, waxaana isbadalay muuqaalka guud ee ka jiray dhul […]

May 22nd, 2017 | Posted in dh | Read More »

Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Natiijada Shirkii London

Madaxweynaha Jubbaland Sayid Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa sheegay inay ilgaara ku hayn doonaan sida ay beesha caalamku u fuliso balanqaadkeedii shirkii London. Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirka London uu kaga badalnaan karo shirarkii ka horeeyay hadba sida beesha caalamku ay uga soo baxdo balanqaadkeeda, Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in dhismaha ciidamada Qaran […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweye ku xigeenka dowladda Puntland shaqadiisii din ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Camey ahna ku simaha madaxweynaha ayaa  dib u shaqadiisii ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland Puntland Maxamed Faarax Ashkir oo dhawaan uu shaqo joojin ku sameeyay. Halkaan ka akhrsiso qoraalka madaxweyne ku xigeenka.                               […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne Camey,” Carruurtii Shabaabka ahaa ee aan Xamar udirnay si loo dhaqan celiyo waxay qaarkood dib ugu biireen Alshabab, waana la hayaa qaarkood.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntand ayaa maanta sheegay in qaar kamid ah carruurtii Shababka ahaa ee Puntland ugudbisay Xamar in ay dib ugu biireen Alshabab oo qaarkoodba lagu qabtay dagaalo. Madaxweyne ku xigeenka ayaa cadeeyay inay arrintaan u haystaan hay’ad lagu magacaabo Elman oo ka shaqeysa xuquul insaanka carruurta, taasoo lagu wareejiyay carrurtaan, si ay […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo maanta Qaramada Midoobay u cadeeyay heerka uu marayo xaquuqul insaanka Puntland.

(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo madaxa xafiiska xuquuqul insaanka Qaramada midobey u qabilsan Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shir jaara’id saxaafada u qabtay ayaa sheegay inay wafdigaan kawada hadleen arrimaha xuquuqul insaanka islamarkaan wuxuu […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Guddiga xalinta khilaafaadka dhulka gobolka Nugaal oo la magacaabay

            Uj:- Magacaabid Guddiga Xalinta  Khilaafaadka Dhulka ee Gobolka Nugaal Waxaan halkaan ku magacaabnay Guddiga Xalinta  Khilaafaadka Dhulka ee Gobolka Nugaal, Magacyada Guddiga waa sidaan hoos ku qoran:- Nabadoon Shaafici Xirsi Axmed(firato) Nabadoon Abshir Cali Nuur Caaqil Haruun Tima yare Nabadoon Axmedshire Cilmi  Ciise Nabadoon C/qaadir Cabdi Ducaale Nabadoon Siciid […]

May 22nd, 2017 | Posted in .warka | Read More »