Home » dh Waxaad joogtaa Keydka “dh”

Daawo Puntland TV : – M/weynaha Puntland Al-Xaaji Cabdiweli Gaas oo dhambaal hambalyada Ciida Carafo ah u diray dhamaan Umadda Islaamka, mida Somaaliyeed iyo gaar ahaan shacbiga Puntland meel kasta oo ay joogaan

September 1st, 2017 | Posted in .warka,dh,Video | Read More »

NUWACO OO CEELKII UGU DHEERAA SOMALIA KA HIRGALISAY GOBOLKA NUGAAL

Shirkadda Biyaha ee NUWACO ayaa ku guulaysatey inay ka qodo deegaanka Xaarxaarka oo ka tirsan Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ceelkii ugu dheeraa dalka Somalia, Waxaana dherarkiisu dhan yahay ceelkan sida lagu qiyaasay 440 mitir oo ku dhaw masaafo nus kiilo mitir ah oo hoos ah,iyadoo ceelkii ugu horreeyey ee Soomaaliya ugu gunta dheeraa uu […]

July 14th, 2017 | Posted in dh | Read More »

(Akhriso warqada) Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Oo Xukuumadda Ka Dalbaday Inay Cadayso Mawqifkeeda Khilaafka Wadamada Carbeed

July 14th, 2017 | Posted in dh,Wareysiyo | Read More »

Daawo Sawiro Xul Ah: Puntland Oo Gashay Sanad Barwaaqo

Gobolada Puntland ayaa waxaa si wayn uga da’ay Roobabkii Gu’ga, waxaana baliyada iyo ceelsha buuxiyay biyo, halka cagaarka dhirtuna uu soo baxay. Xoolaha ayaa si habsami leh u daaqaya naqa, waxaana muuqanaya inay kaso kabsanayaan Abaartii baaxada lahayd ee ka jirta Puntland. Sanad barqaaqo ayaa la galay, waxaana isbadalay muuqaalka guud ee ka jiray dhul […]

May 22nd, 2017 | Posted in dh | Read More »

Daawo Heesta Nasashada Sabtida : – ” Maba doonayaan in aynu Dawalad ahaane, ka digtoonada Dadkayagoow Isbaheysiga Argagixisada

October 1st, 2016 | Posted in .warka,dh | Read More »

Ciil iyo Cadaawad la qarsan waayey : – Wariye Somali ah oo u shaqeeye Aljaziira oo Tartankii Ciyaaraha maamulada ku tilmaamay “Xeryo Qabiil “

July 27th, 2016 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha,dh | Read More »

War Saxafadeed : – Raisal Wasaaraha Dawlada Imaaradka Carabta oo la kulmay Madaxweyne Siilaanyo iyo heshiis labda dhinac wada gareen

May 10th, 2016 | Posted in .warka,dh,Video | Read More »

(Dhageyso) Wasaaradda cadaalada dowladda Puntland oo sheegtay in Puntland loosoo wareejinayo tababarada saraakiisha ciidanka asluubta Soomaaliya.

(Pi Garowe) Wasaaradda cadaalada, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta dowladda Puntland ayaa sheegtay in Puntland loosoo wareejinayo tababaradii saraakiisha ciidanka asluubta Soomaaliya loogu qaban jiray dalka dibadiisa. Agaasimaha guud ee wasaaradda cadaalada Maxamed Cali Faarax oo la hadlay warsidaha Puntlandi ayaa sheegay tababarka ugu horeeya ¬†inuu dhawaan ka furmidoonaan Garowe islamarkaana ay k qeyb gelidoonaan […]

March 10th, 2016 | Posted in .warka,dh | Read More »