Home » .warka Waxaad joogtaa Keydka “.warka”

(Sawiro) Arday Ka Qalinjabiyay Machadka Sooyaal Ee Magaalada Boosaaso

Machadka Sooyaal xaruntiisu ay tahay magaalada Boosaaso, ayaa maanta waxaa ka qalinjabiyay Dufcadii 3-aad oo ah Ardayda wax kabarata Machad, kuwaas oo tiradoodu aygaaraysay 185 arday. Ardayda qalinjabiyay ayaa bartay luuqada Ingiriiska, Caafimaadka iyo Saxaafada. Munaasibada shahaadada lagu guddoonsiiyay oo ka dhacday hoolka wayn ee jaamacada Boosaasi, ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamulka sare ee […]

May 19th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo dhamaan u kala dirtay Goboladda iyo Degmooyinka Sanaadiiqdii imtixamadka puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa dhamaan u kala dirtay Goboladda iyo Degmooyinka Sanaadiiqdii imtixamadka shahaadiag ah  Puntland, kaasoo bilaabanaya labaatanka bishaan May. Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare, iyadoo ka ambaqaadaysa nabad gelyada, habsami u socodka iyo fududaynta maamulka imtixaanaadka waxay samaysay xarumo qaybin oo imtixaanka lagu sii qaybiyo, xarumahaas oo ku kala yaala Gaalkacyo, Garoowe, […]

May 18th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Roobka Guga oo weli kasii da’idoono Puntland iyo meelo badan oo kamid ah Soomaaliya

Sida ay tilmaamayso saadayaasha hawada, deegaamada Puntland iyo meelo badan oo kamid ah dhulka Soomaaliya ayaa waxaa weli ka di’idoonaan Roobka Guga. Warbaahinta Puntlandi oo xiganaysa warbixin kasoo baxday mashruuca maaraynta biyaha iyo dhulka ee Swalim ayaa ku waramaya in todobaadka soo socda haddii Eebbe Idmo uu roobku ku hooridoono qeybo kamid ah gobolada Puntland iyo […]

May 18th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Ogaysiis ku Socda Reer Sweden ” Xafladda soo dhoweynta Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiweli Mohamed Cali Gaas EE magaaladda Gothenburg,Sweden “

May 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

Tacsi Marxuumad Xalimo Cali Cabdi Samakaab oo Garowe ku geeriyooday

May 18th, 2017 | Posted in .warka,Wareysiyo | Read More »

(DHEGAYSO) Taliyaha booliska gobolka Gardafu oo digniin ujeediyay burcadbadeeda.

Taliyaha qeybta booliska gobolka Gardafu gaashaanle Sare Maxamed Siciid Cumar oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, ayaa digniin xoogan ka bixiyay falalka burcadbadeednimada ee kasoo cusboonaaday Puntland gaar ahaan gobolka Gardafu. Taliyaha ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka ee gobolka Gardafu inay dhalinyarada ku howlan burcad badeednimada ka waaniyaan, si aanan mustaqbalkooda […]

May 18th, 2017 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Photo News: Daawo Sawirada Sida Madaxweyne Gaas Oslo Loogu Soo Dhoweeyay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd16/5/2017 loogu sameeyey xaflad soo dhoweyn ah magaalada Oslo ee caasimada dalka Norwey. Hoos Ka Daawo Sawirada; www.puntlandi.com.

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo sagootisay Agaasme Waaxeed-yo iyo Madax qaybeed koormeere iyo gudoomiye Waxbarashada degmo.

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa sagootisay Agaasime Waaxeed-yo iyo Madax qaybeed koormeere iyo gudoomiye Waxbarashada degmo. Madaxdaas Wasaaradda Waxbarashada  oo ahaa kuwa ka shaqayeynayey Waxbarashada in ka badan 40 Sano kuwaas oo ka qayb qaatay guulo Waawayn oo Waxbarashada Puntland iyo guud ahaan soomaliya ka qayb qaatay Sidoo kale Madaxdaa shaqada ka fariistay ayaa […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Sawiro) Suldaan Siciid Suldaan Cabdi Salaan Oo $30,000 Ku Wareejiyay Guddiha Dhismaha Wadada Ceeldaajir iyo Ceerigaabo

Suldaan Siciid Suldaan C/salaan ayaa lacag dhan $30,000 (Sodon kun oo doollar ) ku warejiiyey guddiga wadada Ceeldaahir-Ceergaabo , lacagtaas ayaa waxa Suldaanka u soo wakiishay Ururka Haweenka Alnasar ee wadanka UK , xaflad si heer sare loo soo agaasimey oo lagu qabtay qolka shirarka ee Xarunta Alnasar 2 ee magaalada Badhan ayaana munaasabadu ka […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(Sawiro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsangeli Oo La Kulmay Guddiga Dhismaha Wadada Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo

Kulan is waraysi ah oo u dhexeeyay xubno ka mid ah guddiga heer Puntland ee wadada Ceeldaahir–Ceergaabo iyo guddiga heer gobol ee isla wadada ayaa lagu qabtay qolka shirarka ee Suldaan Siciid Suldaan C/salaam ee magaalada Badhan. Xubnaha labada guddi waxa ku weheliyey maamulka gobolka Sanaag iyo kan degmada Badhan. Suldaan Siciid Suldaan Cabdi Salaan […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Hay’adda MSF oo si rasmi ah howlaheeda shaqo uga bilowday isbitaalka Gaalkacyo iyo wasaaradda caafimaadka Puntland oo soo dhoweysay.

(Pi Gaalkacyo) Hay’adda MSF ayaa si rasmi ah shaqadeedii uga bilowday isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo, waxayna si gaar ah uga howlgalidoontaa quudinta, qaybta bukaan socod eegtada caruurta iyo qaybta bukaan jiifka carurta iyo qaybta gargaarka degdega ah. Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr, Cabdinaasir Cuuke ayaa uga mahad celiyey MSF caawinta ay ka gaysanayso isbitaalka […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dawlada Puntland Oo Digniin Adag U Dirtay Xildhibaanada Ku Shiray Nairobi

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas”, ayaa sheegay in Xildhibaanada ku shiraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay yihiin Qaswadaal doonaya inay dhibaato u gaystaan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre, waxaana uu ka digay in Qas iyo shido la abuuro, xilli Ummadda Soomaaliyeed ay dadaal ugu jiraan inay dib u hantaan Qaranimadooda. […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Shir heer sarre ah oo lagu qiimaynayo mashaariicda waxbarashada ee Midowga Yurub maalgeliyo oo Garowe ka furmay

kullanka oo ka furmay  Hallka shirarka ee wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxaa goob-joog  ka ahaa Wasiirka Waxbarashada Puntland, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxabarasahada iyo Tacliinta sare Dr Maxamed Cali Faarax iyo  Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada Maxamed Abdulaqadir Cismaan, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada, Khuburada la shaqaysa Wasaaradda Waxbarashada iyo Xubno ka socday Midowga Yurub  iyo […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Puntland Oo Marti Gelinaysa Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya

Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo dawaladaha Xubnaha ka ah, ayaa ka wada tashtay sidii dib-u-habayn loogu samayn lahaa Dastuurka Soomaaliya. Kulamada ay dawlada Federaalka marti gelisay ayaa waxaa uu horu-dhac u yahay shirar kale oo la isugu iman doono, kuwaas oo loga hadlayo sidii Soomaaliya ay u heli lahayd  Dastuur dhamaystiran, loogana guuri lahaa Dastuurka Kumeel […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dowladda Puntland iyo bulshada kasoo jeeda gobolada Baay iyo Bakool oo heshiis wada galay.

Dowladda Puntand iyo bulshada kasoo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ayaa wada galay heshiis ku aadan is dhex-gal bulsho ah iyo wada noolaansho ku dhisan is qadarin. Heshiiskaan waxaa dowladda Puntland u matalayay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ahna kusimaha madaxweynaha iyo guddi isku dhaf ah loo saaaray howshaan, […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

JOB VACCANCY:-SHAQO KA BANAAN AMAL BANK XAFIISKA GAROWE.

Customer Insights & Analytics Officer Full-time job. Position Summary Customer Insights & Analytics Officer is responsible for identifying, collecting, monitoring and analysing market and competitor data and proactively producing/developing marketing intelligence reports and insights. Help create more value for more customers and acquire more customers/deposits, while growing and deepening customer relationships with existing customers. Major […]

May 17th, 2017 | Posted in .warka,Xayeysiin | Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Kulan Layeeshay Qunsulka Dalka Masar U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 May 2017 ku qaabilay qasriga madaxtooyada Garoowe wefti uu hogaaminayey  Qunsulka dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Mr. Tamer Safwat El-Mahdy. Weftiga uu hogaaminayey Qunsulka dalka Masar u qaabilsan Soomaaliya Mr. Tamer Safwat El-Mahdy ayaa kahor inta aanu madaxweyne […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(DHEGAYSO) Xeer ilaalinta Puntland oo ka hadashay 18 nin oo burcad badeednimo loo haysto oo dacwadoodu ka furantay maxkamada Garowe.

Xeer ilaalinta Puntland ayaa maanta dacwad ku soo oogtay 18 nin oo ku eedaysan Burcad-badeednimo kuwaas oo isku deyay in ay xeebaha Caluula ku  qafaashaan Markab shidaal sida bishii March ee sanadkan. Inkastoo kiiskaan uu ka dhacay gobolka Gardafu ayaa hadana Xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland Maxamed Xareed Faarax wuxuu sheegay inay maxkamada sare ee […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

BREAKING NEWS: Dowladda Puntland oo maanta maxkamad ku furtay 18 nin oo la haysto burcadbadeenimo.

Dowladda Puntland ayaa maanta oo talaado ah maxkamad ku furtay 18 nin oo ku eedaysan Burcad-badeednimo kuwaas oo isku deyay in ay xeebaha Caluula ku qafaashaan Markab shidaal sida bishii March ee sanadkan. Eedeysanayaasha waxay ka maqan yihiin gacanta dowladda.   Faahfaahinta warkaan goor dhow la socda. Puntladi.com – Garowe.

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Puntland Maxay Ka Tiri Roobabka Sida Habsamida Leh U Da’aya?

Dawlada Puntland ayaa ka hadashay Roobabka Gu’ga ee sida habsamida leh uga da’aya gobolada Puntland, waxaana ay soo jeedisay talooyin ku socda bulshada. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dawladaha hoose Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in laga soo bilaabo 26-kii bishii tagtay ay Roobab ka bilowdeen Puntland, isla markaana […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Mahadcelin Ka Timi Soomaaliland:” Reer Puntland Abaal Bay Noo Galeen Aan Illaawi Doonin”

Reer Puntland ayaa si wayn uso dhoweeyay shacabka reer Soomaaliland ee Abaaruhu ay saameeyen, waxayna hadda diyaarinayaa barnaamij ay dib ugu celinayso deegaanadoodii.

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Taliska ciidanka asluubta Puntland oo dhiiri galin u sameeyay maxaabiista ku jirta xabsiga Garowe.

Taliska ciidanka alsuubta dowladda Puntland ayaa kulan ciyaareed dhiiri galin ah u sameeyay maxaabiista ku jirta xabsiga dhex ee magaalada Garowe. Kulan ciyaareedkaan oo lagu maamuusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May, ayuu taliska wuxuu  u qabtay xulka kubbada xabsiga Garowe iyo koox kale oo ka socotay mid kamid ah xarumaha ganacsiga oo lagu magacaabo […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oslo.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa abaaro lixdii iyo badhkii maqribnimo ee maanta oo ay taariikhdu tahay 15/5/2017 ka degay magaalada Oslo ee caasimada dalka Norwey, halkaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa safarkiisa uu ku marayo qaar ka mida wadamada wadamada […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(DHEGAYSO) Madaxweyne Gaas.” Ma doonayno dadkeena xoolaha ku waayay abaarta inay noqdaan barakacayaal hoorsada raashinka WFP.

(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inaysan marnaba doonayn in dadkii Puntland ee abaaraha xoolahoodii ku waayay ay noqdaan barakacayaal gacmaha u hoorsada raashinka WFP. Madaxweynaha oo ka duulaya isku tashiga Puntland iyo shacabkeeda wuxuu sheegay inay dhaqaale u raadinayaan sidii dadkaas dib xoolo loogu iibin lahaa, si ay ugu laabtaan […]

May 16th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Dowladda Puntland oo xus baalaran u sameysay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo aas aaskii SYL.

(Pi Garowe) Munaasabad lagu maamuusayo sanad guurada 74-aad ee kasoo wareegtay markii la asaasay Ururkii gobonimo doonka Soomaaliyeed ee SYL oo ku beegan 15 may ee sanadkii 1943, ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Munaasabadaan oo ay qabashadeeda iska kaashadeen wasaaradda shaqada iyo dhalinyarada Puntland iyo hay’adda Mercy corps ayaa waxaa kasoo qeyb galay […]

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Wareysi Gaar ah: Madaxweynaha dowladda Puntland oo laga wareystay shirkii London.

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(DHEGAYSO) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland,” Waa in Magacii iyo sumcadii dhalinayarda Soomaaliyeed dib loo raadiyaa.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Garowe uga qeyb galay xaflad lagu maamuusayay sanad guuradii 74-aad ee kasoo wareegatay markii la aas asay ururka gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL oo ku beegan 15, May sanadkii 1943. Madaxweyne ku xigeenka oo khudbad ujeediyay boqolaal dhalinyaro ah oo kasoo qeyb […]

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Madaxweynaha Soomaaliya oo dhalinyarada Soomaaliya udiray hambalyo ku aadan 15 May

Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhaweyd   xuska 15-ka May Malinta Dhalinyarada Soomaliyeed  awgeed ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaliyeed, Islamarkaana ku beegan sannadguuradii 74-aad ee ka soo wareegtay […]

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(MUUQAAL) Wiil yar oo madaxu biyo uga jiraan oo u baahan caawinaad.

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Dowladda Puntland oo maanta si balaaran u xusaysa maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo aas aaskii SYL.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng, Cabdixakiin Camey ayaa maanta Garowe kaga qeyb galaya xuska sannadguuradii 74-aad ee 15-ka May oo ah markii la aasaasay dhaqdhaqaaqii dhalinyarada xornima-doonka ee SY. Munaasabadan darteed dowladda Puntland ayaa fasaxday shaqaalaha dowliga ah iyo kuwa gaarka ah, waxaana caasimadda Puntland aad looga dareemayaa xuska 15 […]

May 15th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo khudbadii Raysal Wasaare Kheyre ka jeedoyey Shirka Qatar

May 14th, 2017 | Posted in .warka,Video,Wareysiyo | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay agaasimaha hay’adda socdaalka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda ahna ku simaha untland Eng Cabdixakiin Camay ayaa soo saaray wareegto  shaqada looga joojiyay Agaasimaha guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland Maxamuud Faarax Ashkir. Halkaan hoose ka  akhriso qoraalka shaqada looga joojiyay iyo sababta.   Puntlandi.com  

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Qatar

Mogadishu, 13 May 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaa oo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah. waxana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka socday dawladda Qatar iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Doha Ambbasador Cumar Idiris. Ra’iisul […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare dowladda Puntland oo soo saartay War Galin Muhiim ah oo ku saabsan imtixaamadka qaran ee soo socda.

14/may/ 2017- Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland , iyadoo ka ambaqaadaysa nabad gelyada, habsami u socodka iyo fududaynta maamulka imtixaanaadka ayaa waxay  samaysay xarumo qaybin oo imtixaanka lagu sii qaybiyo. Magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho, iyo Boosaaso ayaa loo aqoonsaday xarumo imtixaanka lagu sii kala qaybiyo, waxaana ka hawl geli doonaa saraakiisha waaxda […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Buundada Saddex qoley ee degmada Burtinle oo ay gaadiid badan ku xaniban yihiin.

(Pi Garowe) Buundada saddex Qoley ee ku taala duleedka waqooyi bari ee degmada Burtinle ayaa waxaa xillihaam ku xaniban gaadiid badan oo isaga kala gooshayay gobolada Puntland, kadib markii ay biyo xoogle ay kusoo rogmadeen buundada. Darawaliin halkaan ku sugan oo goor dhowayd qadka taleefonka ugu waramay wariyaha Puntlandi ee Garowe ayaa u sheegay inaysan […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Qoraal Taxane ah Ex- Wariye BBC Amino M.Weheliye : – Aniga iyo Yusuf ” Muxuu uur ku taalo i baday “

May 14th, 2017 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

Xaggee Ku Dambeeyay Nidaamka Axsaabta Ee Puntland?

Xukuumadda Puntland ayaa horay u balan qaaday inay hirgalinayso Nidaamka Axsaabta badan ee ku dhisan Dimuqraadiyada, kaasi oo dadka reer Puntland ay ku doonayeen inay kaga gudbaan Nidaamka wax qaybsiga Qabiilka. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Nidaamka Axsaabta badan ay diyaariyeen balse dhaqaalihii lagu taageeri lahaa ee shaqada lagu wadi lahaa laga waayay Beesha caalamka. […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyaha Puntland:”Sharciyada wadanku waa Federaalisim ama rab ama ha rabin”

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Nidaamka Federaalisimka, Federaal-diidka iyo arrimo kale. Gaas oo la hadlayay Jaaliyadda reer Puntland ee London ayaa sheegay in Puntland ay gaartay hadafkii ay ka lahayd Soomaali. ”Waad og tihiin Puntland waa meeshii ugu horaysay ee Federaalisimka laga hirgaliyo waa Hooyada iyo Aabaha Federaalka, waxaan […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Saddex carruur ah oo u geeriyooday daadad kula tagay roobkii ka da’ay deegaanka Salax ee gobolka Nugaal

Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Salax ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi ay ku geeriyooden saddex carruur ah kadib markii ay la tageen daadad ka dhashay biyihii roobka. Carruurtaan oo labo kamid ah ay yihiin gabdho, walaalana ah ayaa waxaa qaatay biyaha Togga Xaariso oo qiyaastii 6 km dhinac bari uga beegaan deegaanka Salax, sida […]

May 14th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo Hargeysa iyo Xildhibaan Dheega : – ” Raisal Wasaaraha Ethiopia waa inuu ogdaa in M/weyne Farmaajo iyo dadka degga Kililka shanaad waa isku reerkii weeraray dalkiisa 1977-kii “

May 14th, 2017 | Posted in .warka,Video | Read More »

DAAWO: Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Dawladda Puntland ee London

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa kala qayb galay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London habeenimadii Jimcaha 12/05/2017 xaflad soo dhawayn ah uu ay u sameeyeen madaxweynaha iyo weftigiisa. Xafladan soo dhawaeynta ah ee madaxweynha dawladda Puntland  iyo weftigiisa lagu maamuusayey ayaa waxaa soo qabanqaabisay jaaliyada Puntland […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

(SAWIRRO) Olole lagu gubayo bakhtiga xoolihii ku dhammaaday abaarta oo Puntland ka socda.

Ururka Kobciye oo ay ku midaysan yihiin dhalinyaro waddaniyiin reer Puntland ah ayaa  bilaabay olole ballaaran oo lagu gubayo bakhtiga xoolihii ku dhammaaday abaartii dheerayd eek u dhufatay guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaanna degaannada Puntland. Ururkaan oo taageero ka helaya wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Puntland ayaa todobaadyadii la soo dhaafay sameeyey oleole xooggan oo […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka,Uncategorized | Read More »

(Sawirro) PUNSAA iyo wasaaradda dastuurka ee Puntland oo shirar is daba-joog ah uga qayb-gelaya Muqdisho

Wefdi isugu jira wasaaradda dastuurka & arrimaha federaalka iyo dimuqraadiyada iyo urrurada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa maanta 13 May, 2017 waxay u amba-bexeen magaalada Muqdisho. Wasiirka dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Puntland Cali Ismaaciil Oog ayaana hoggaaminaya wefdiga. Xubno shan oo ka tirsan urrurada bulshadda rayidka ah ee Puntland ayaa si is […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Daawo : – Guusha M/weyne Farmaajo ee shirkii London iyo Heestii ” Darjo iyo Xil yaa mudan layskama durduriyee “

May 13th, 2017 | Posted in .warka,Video | Read More »

(Dhagayso) Miyaa La Kordhinayaa Baarlamaanka Puntland?

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo qurba joogta reer Puntland xalay kula kulmay magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska ayaa ka hadlay warar sheegayey in la kordhinayo Baarlamaanka Puntland. Dr Gaas, ayaa sheegay inuu guddoonka barlamaanka dowladda Puntland u gudbiyey codsi ku aadan furitaanka barlamaanka Puntland, kadib markii ay caddaatay in 50% […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

DAAWO SAWIRRADDA: Caasimadda Puntland oo ku jirta jawi roobaad.

Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland waxaa xalay saqdii dhexe qabtay roobkii ugu xooganaa tobankii sano ee ugu dambeysay, waxaana roobkaan oo ahaa Mahiigaan uu socday saaacaddo badan oo aan kala joogsi lahayn. Warbaahinta Puntlandi ayaa Sawirro kasoo qaaday jawiga maanta ee Garowe. Puntlandicom  

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Bangiga Amal oo qabtay wajigii labaad ee maalgelinta ganacsatada yaryarka ee Garowe.

Bangiga Amal oo ujeedooyinkiisa ay ka mid tahay horumarinta bulshada ayaa qabtay wajigii labaad ee maalgelinta iyo tababarida ganacsatada haysata ganacsiga yaryar ee magaalada Garowe, si kor loogu qaado hab nololeedkooda xirfadeed iyo wax soo saar Barnaamijkan oo ganacsatada lagu siiyay lacago amaah ah oo aan faa’ido la socon (AlQardul Xassan) waxaa ka ka faa’idaystay 30 […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Dib Ugu Laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir. Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya, ayaa Madaxweynaha kuso dhoweeyay magaalada Muqdisho. Farmaajo, ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka go’an tahay sidii loo dhisi lahaa ciidamo Qaran oo ay leeyihiin Ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa hogaan u […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Maraykanku Muxuu Ka Yiri Soomaalida Uu Soo Tarxiilay?

Dawlada Maraykanka, ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dad Soomaaliyeed oo shalay dib loogu soo celiyay Soomaaliya. Qoraal kaso baxay Waaxda Fulinta arrimaha socdaalka iyo Kastamada ee ICE ee dalka Maraykanka, ayaa lagu sheegay in dadka laso tarxiilay ay isugu jiraan Soomaali iyo Kenyaati. Dadka laso tarxiilay ayaa 67 ka mid ah ay yihiin Soomaali, halka […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Yaman: Maydadka 42 Soomaali Ah Oo Laba Bilood Ka Dib La Ogolaaday In La Aaso

Kooxda Xuutiyiinta ah ee dalka Yaman ayaa aqbalay in ugu dambayn la aaso Maydadka dad Soomaaliyeed oo isugu jiray rag iyo dumar oo dhowaan lagu laayay badda Yaman, xilli ay u doon u saarnayaeen wadank Suudaan. Axmed Suudaan oo ah Qunsulka Soomaaliya u fadhiya wadanka Yaman, ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay la hadashay Xuutiyiinta […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

Roob mahiigaan ah oo xalay ka da’ay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Magaalada Garowe ee caasimadda Puntand waxa xalay saqdii dhexe ka da’ay roob mahiigaan oo sababay in biyo badan ay kusoo dhacaan togga weyn ee Garowe, iyadoo sidoo kale uu saameeyn ku yeeshay isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Roobkaan ayaa ahaa kii ugu xooganaa ee sanadahaan dambe ka da’a Garowe, waxaana uu si xowli ah u socday saacado […]

May 13th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

BREAKING Chelsea oo noqotay horyaalka Ingiriiska

May 12th, 2017 | Posted in .warka,Sport,Wareysiyo | Read More »

Maswirka Caawa : – Kulankii Taariikhiga ahaa ee dhexmaray M/weyne Farmaajo iyo Wasiirka Socdaalka Canada Mudane Ahmed Hussein

May 12th, 2017 | Posted in .warka,Boga Dadweynaha | Read More »

(DHEGAYSO) Madaxweyne Gaas oo beesha caalamka uga digay inay Soomaaliya jahwareeriyaan.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr, cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa beesha caalamka uga digay inay jahwareeriyaan ummadda Soomaaliyeed, iyagoo ku mashquulinaya shirar aan wax natiijo ahi kasoo baxayn. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay Soomaaliya inay haatan midaysan tahay islamarkaana ay mowif mid ah la tageen shirkii London, wuxuuna caalamka ka dalbaday inay ka dhabeeyaan balanqaadkooda taageerida Soomaaliya. […]

May 12th, 2017 | Posted in .warka | Read More »

London Somalia Conference 2017: communique

May 11th, 2017 | Posted in .warka,News in English | Read More »