|

Champion Leageu oo isku aadkii la sameeyey, bal fiiri kooxdaadu kooxdey ku aadey

Maanta waxaa la sameeyey qori tuurka 16 kooxood 2013-12-16-14-45-08--1167329100ee isugu soo harey Vchampion Leageu, iyadoo labada ciyaar ee ugu kulul ay sanafkaan noqonayaan Nan City iyobBarcelone oo wajiga is dari doona, Arsenal ayaa iyana ku aadey Bayer Munchen.

Tababare Jose Morinho iyo Teamkiisu Chelsea waxay is arkayaan Halyeeygii hore ee Reer Chelsea Drogbo iyo kooxdiisa Kalatasaray.

Isku Aadka Wareega 16ka waa sidaan:

Manchester City v FC Barcelona
√łOlympiakos v Man United
AC Milan v Atletico Madrid
Bayer Leverkusen v PSG
Galatasaray v Chelsea
Schalke v Real Madrid
Zenit v Borussia Dortmund.
Arsenal v FC Bayern M√ľnchen

Comments are closed