|

Ciidanka ammaanka Puntland oo Bosaso Qarax ku qabtay.

Ciidanka PSF Puntland ayaa fashiliyey Qarax weyn oo la dhigay isgoyska Gaaca ee magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Qaraxaan ah mid weyn ayaa waxaa tahay gacanta ku hayaha Ciidanka amaanka sidaas waxaa xaqiijiyey Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari.

Taliyuhu waxaa uu sheegay markay howlgalka dhameeyaan inay soo bandhigi doonaan macluumaadka qaraxa.

Kooxaha argigixisada ayaa doonayay ina qaraxaan ku halaagaan shacabka magaalada Bosaso, si ay mar kale u cuuryaamiyaan shacabka.

Puntlandi.com

Comments are closed