|

Daawo Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan Ceelkii Taariikhiga ahaa ee Caynbo : – ” Somaliland hadaanay Puntland naga celin Heshiiska aamini mayno

Cali Khaliif oo Ceelkii Taariikhiga ahaa Caynabo ku sugun ayaa ku musansabay Puntaland baa nagu dulaan ahe gacan na siiya.” Waar Walaahay Somaliland iyo Isaaq aamini meyno hadaanay taa wax nagala Qaban ”

Miyaaney cadaan aheyn Cudurkii Cali Khaliif lagu xaman jiray inuu qabo ee ” Stockholm synderome “

Xigasho: Lafweyne

Comments are closed