|

Daawo : – Gudomiyihii Baxsadka ahaa ee Maxkamad Galmudug oo ka degay Garoonka Aden Cade ee Muqdisho

Gudoomiyihii hore ee maxkamada sare ee Galmudug haddana ah garsoore ka tirsan Maxkamada Gobolka Banaadir Yaxye Sheekh Cali Maxamed oo xaalad baxsad ah ku jiray ilaa shalay markii uu soo saaray Go’aanadii qosolka badnaa ee uu xilalka uga qaaday dhamaan masuuliyiinta sar sare ee Galmudug ayaa maanta dib ugu noqday Magaalada Muqdisho oo uu markii hore waxoogaa Shilimaad ah uu ka soo qaatay


Yaxye Sheekh Cali Maxamed

You must be logged in to post a comment Login