|

Daawo Hees Lagu Dhiirigelinayo Haweenka Soomaaliyeed


Ku soo dhowow hees labo siyoodba u cusub oo la magac baxday: “GABARI WAA HOOYADAA”

(i) mar waa hees cusub oo an hore u jirin,
(ii) marna waa hees an nooceeda horay tirin.

Waxaa qabanqaabiyey oo maalgaliyey Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Denmark

Comments are closed