|

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo Adis ababa lagusoo dhaweeyey

Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Garoonka Diyaaradaha Adis Ababa wuxuu kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Labada Masuul oo kulan gaaban kawada qaatey Garoonka ayaa saacadaha soo socda waxay wada qaadanayaan kulan Casho iyo isweyraysi ah.

Comments are closed