|

Daawo Masawiro iyo M/weyne Gaas iyo wefdigii Puntland oo ka qeyb galay caleema saarkii M/weyne Farmaajo

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii Puntland oo uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ee Puntland oo maanta ka qayb galay munaasabadii caleemo saarka Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Maxamed farmaajo

FB_IMG_1487787957139

FB_IMG_1487787921310

FB_IMG_1487787944726

FB_IMG_1487787929126

Comments are closed