|

Daawo Sawirada Boqor Burhaan Boqor Muuse Oo Qardho Kuso Dhoweeyay Islaan Bashiir Islaam Cabdulle

Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kuso dhoweeyay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo Isimo uu hogaaminayay.

Isimada ayaa kaso kicitamay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana Boqorka ay isku Xogwaraysteen guriga uu ka dagan yahay magaalada Qardho.

Hoos Ka Daawo Sawirada;

www.puntlandi.com

Comments are closed