|

Daawo Sawirada Dhismaha Biyo Xireenka Deegaanka Meeladeen Ee Degmada Iskushuban Oo Si Habsami Leh U Socda

Biya xireenka ay Wasaaradda deegaanka Puntland ka hirgalinayso deegaanka Meeladeen ee degmada Iskushuban ayaa si habsami leh u socda.

Wuxuu biyo xireenkan ka mid yahay biyo xireeno, ay dawladu ka wado deegaano ka tirsan Puntland, kuwaas oo marka laso afmeero looga faa’iidaysan doono in lagu kaydiyo biyaha Roobka.

Bulshada Puntland ayaa soo fahmaya muhiimada ay leedahay in laga faa’iidaysto biyaha Roobka oo waqtiyadii hore badda ku darsami jiray.

Hoos Ka Daawo Sawirada;

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login