|

Daawo Sawirada Fiqi Bashiir Cabdule Cismaan Oo Lagu Aasay Gaalkacyo

Madaxda Puntland, Isimo, Waxgarad, Culumaa’udiin, dhalinyaro iyo dadweyne kale ayaa ka qayb galay Aas Qaran Oo Fiqi Bashiir Cabdulle loogu sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas, Isimo iyo dadweyne kale, ayaa Aaska ka dib tacsiyeeyay geerida ku timi Marxuumka.

Fiqi Bashiir, ayaa dhowaan kuy dhintay wadanka Sweden, waxaana uu ka mid ahaa Isimada Puntland.

Hoos Ka Daawo Sawirada;

www.puntlandi.com.

Comments are closed