|

Daawo Sawiro Xul Ah: Puntland Oo Gashay Sanad Barwaaqo

Gobolada Puntland ayaa waxaa si wayn uga da’ay Roobabkii Gu’ga, waxaana baliyada iyo ceelsha buuxiyay biyo, halka cagaarka dhirtuna uu soo baxay.

Xoolaha ayaa si habsami leh u daaqaya naqa, waxaana muuqanaya inay kaso kabsanayaan Abaartii baaxada lahayd ee ka jirta Puntland.

Sanad barqaaqo ayaa la galay, waxaana isbadalay muuqaalka guud ee ka jiray dhul badan oo Puntland ku yaala.

Dadweynaha ayaa bilaabay inay u dalxiis tagaan Toggaga ay Xareedu waran tahay, waxaana biyuhu ay qulqulayaan Togga waawayn ee Puntland.

Gobolada Soomaaliya oo Puntland ay ka mid tahay ayaa barwaaqo ay ka muuqanaysaa, waxaana si habsami leh wali u da’aya Roobabkii Gu’ga.

Hoos Ka Daawo Sawiro Xul Ah;

www.puntlandi.com.

Comments are closed