|

DAAWO SAWIRRADDA: Caasimadda Puntland oo ku jirta jawi roobaad.

Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland waxaa xalay saqdii dhexe qabtay roobkii ugu xooganaa tobankii sano ee ugu dambeysay, waxaana roobkaan oo ahaa Mahiigaan uu socday saaacaddo badan oo aan kala joogsi lahayn.

Warbaahinta Puntlandi ayaa Sawirro kasoo qaaday jawiga maanta ee Garowe.

Puntlandicom

 

Comments are closed