Daawo:- Shidaalka Puntland oo saxaafada aduunka qabsadey
Garowe(Pi)2 videos Shidaalka laga helay Puntland oo dhowaan banaanka loosoo saarayo wuxuu rajo wayn galiyey dhamaan Soomaaliya, Shirkadaha soo saaraya shidaalka Soomaaliya ayaa todobaadkaan saxaafada usoo bandhigay in shidaal laga heley Puntland, taasina waxay shakiga ka saartey dad badan oo aaminsanaa inaan shidaal ku jirin Soomaaliya.
Daawo sida ay uga hadleen shidaalka Puntland BBC world iyo Al-jazeera, Video-ga 1aad waa BBC World kan labaadna waa Al-jazeera


