|

DAAWO Socdaalka wafdigii dowladda Puntland katirsanaa ee tagay Galgala iyo Af-urur.

Wasiiro , Taliyaha ciidamada Difaaca Puntland & Xubno kala duwan ayaa booqday Deegaanka Galgala iyo Af-urut ee Gobalka Barri, waxayna la kulmeen Ciidamada Puntland iyo Odayaasha oo ay kala hadleen Difaaca dalka.

DAAWO SII FAAFI: Wasiiro , Taliyaha ciidamada Difaaca Puntland & Xubno kala duwan ayaa booqday Deegaanka Galgala ee Gobalka Barri, waxayna la kulmeen Ciidamada Puntland iyo Odayaasha oo ay kala hadleen Difaaca dalka.

Opslået af Warbaahinta Dawladda Puntland på 17. juni 2017

You must be logged in to post a comment Login