|

Daawo Somaliland iyo Ictiraafka Qabyaalada : – ” Salaadiinta Beelaha Habarjeco iyo Habar-Awal oo ku dhawaaqay in ay Isbaheysi Qabiil doorashada ku galayaan “

Subxaan yaa Allaah Shakhsiga sidan lagu doorto 2017 ku, damiirka uu ku shaqeyn doonaa siduu noqon doonaa !!!!!, sidoo kale sow Beelaha doortay kaliya xukunkiisu kuma ekaan doono.

Sidan iyo caqligan ku dhisan Habar-habarta iyo Qabyaalada bay aduunka ictiraaf iyo qaar-goosho kaga raadinayaan, yaa u sheega in maanta aduunku qaar-goosasho uga dhaartay, oo ka diiday kooxda Catalonia – Barcelona, Spain iyo Kurdidii Petrolka haystay ee reer Ciraaq

Comments are closed