|

Daawo : – ” Yusuf Garaad oo sheegay shirka ay Shiinaha la yeesheen inuu ahaa shir doceed ” Allaylehe Wasiirku run buu sheegay

Wasiirka Arimaha Dibada ee Somalia ayaa maanta barta uu ku leeyahay Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga waramaayo shir wasiirku ku sheegay shir doceed

Shir doceedkaa Wasiirku sheegay ayaa dhexmaray Dawlada Shiinaha iyo Beesha Hawiye.

Shirkaas waxa dhanka Beesha Hawiye uga qeyb galay xubnahan miiska fadhiya oo kala ah :

1. Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre
2. WaSiirka Arimaha Dibada Yusuf Garaad
3.Safiirka Somalia ee Ingriiska Cabdiraxman Ceynte
4.Safiirka Somalia ee Sweden Xarbi Cali Kulane
5.Safiirka Somalia ee UN-ta Abuukar Baale.

Fiiro gaar ah : In Beel iyo Dawlad shisheeye danhooda khaaska ah ka shiri karaan waxaa inoo sheegay Wasiirul Dawlihii hore ee Madaxtooyada Mahad Salaad

You must be logged in to post a comment Login