|

Daawo:Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Xarunta Cusub ee wasaaradda Haweenka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 July 2017 Daahfuray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Dawladda Puntland oo Garoowe laga hirgeliyey dhismaheeda.

Halkaan hoose ka daawo

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login