|

Daawo:Madaxweyne Gaas oo goor dhoweyd shir jaraa’id qabtay.muxuu ka hadlay?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe  ayaa  ka hadlay hannaanka canshuur qaadista Puntland iyo ahmiyadda canshuurta,wuxuuna eedayn kulul u eediyey  dadka diiddan canshuurta oo uu  sheegay in ay al-shabaab canshuur siiyaan,halka ay dowlada  Puntland siin lahaayeen.

Madaxweynaha ayaa sheegay in aan cidna laga aqbalayn diidmada canshuurta,maadaama ay tahay tiir kamid ah dowladnmada,islamarkaana aan la’aanteed dal horumarin.

Daawo shirka jaraa’id ee Madaxweynaha.

 

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login