|

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo marti-gelisay shir ay ka soo qayb galeen maamulada dalka.

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane:Cabdinaasir Cismaan Ciise(Cawke) ayaa maanta furay shir ay ku saabsan¬† qorshaha saddexda sano¬† ee soo socota ee wacyi-gelinta Cudurka Duumada ,kaasoo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin ka socday wasaaradaha caafimaadka maamulada dalka iyo dolwadda Federaalka.

halkaan hoose ka daawo Warbixin Dhammaystiran

Comments are closed