Deg Deg— Kaaliyaha Madaxweynaha Sudan Xasan Al-Bashir oo Muqdisho yimid
Kaaliyaha Madaxweynaha Dalka Suudaan Xasan Al-Bashiir oo diyaarad khaasa wata ayaa goor dhaweyd kasoo degay Miqdisho si uu uga qayb galo caleemo saarka Madaxweynaha soomaaliya.
Wafdiga Suudaan oo ka kooban qaat ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Dalka.
Puntlandi.com
Muqdisho


