|

DEG-DEG: Daawo Madaxweyne Gaas oo caawo si adag uga hadlay duulaanka maamulka Hargeysa kusoo qaday degmada Tukaraq.

Madaxweynaha dowladda Puntland oo caawo shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada, ayaa si adag uga hadlay duulaanka maamulka Hargeysa kusoo qaaday degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inay dowlada Puntland jawaab xoogan ka bixindoonto duulaankaan.

Halkaan ka daawo muuqaalka.

You must be logged in to post a comment Login