|

DEG DEG+SAWIRO: Madaxweynaha Hirshabeele Oo Ka Dagay Kismaayo

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa ka dagay magaalada Kismaayo ee Jubbaland.

Madaxda maamul goboleedada iyo dadweyne kale ayaa kuso dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo, waxaana iminka laga sugayaa Kismaayo Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo Boosaaso kaso duulay.

Madaxda maamul goboleedada, ayaa galinka dambe ee maanta uu Kismaayo uga furmayaa shir ay uga hadlayaan xaalada Soomaaliya, waxaana uu socon doona muddo ku siman laba bari.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

www.puntlandi.com.

Comments are closed