|

(Dhagayso) Buug La Qoray 26 Qarni Ka Hor Oo Soomaaliya Lagu Soo Bandhigay

Buug la qoray 26 Qarni ka hor oo uu qoray nin u dhashay wadanka Shiinaha, ayaa lagu soo bandhigay markii ugu horaysay Soomaaliya, kaasi oo lagu tarjumay Af-Soomaali.

Qoraaga Buugga, ayaa ahaa Khabiir Milatari ah, waxaana lagu magacaabi jiray Sun Tzu, wuxuuna buugga uu qoray uu ugu magacdaray (The Art of War ama Xeeladaha Dagaalka).

Buuggan ayaa ka mid ah kuwa caanka ka ah caalamka ee aadka loo akhristo, waxaana lagu soo bandhigay magaalada Hargaysa.

Aadan Xasan Aadan oo ah Danjiraha Djibouti u jooga magaalada Muqdisho, ayaa buuggan tarjumay, wuxuuna sheegay inuu muddo badan ku fakarayay inuu buuggan tarjumo.

Hoos Ka Dhagayso Waraysi uu siiyay Idaacadda Codka Maraykanka;

      Waraysiga Buugga

www.puntlandi.com.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed