|

(Dhagayso) Dad Abaar Darteed Isugu Dilay Gudaha Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar ayaa sheegay inay jiraan dad Abaar darteed isugu dilay gudaha Puntland sida aan Xogta ku hayno buu yiri waxay dhan yihiin illaa Lix qof.

Camay ayaa sheegay in talaabooyinkaasi aan bannaannayn ay muujinayaan heerka ay gaarsiisan tahay Abaarta ka jirta Gobolada Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in Xoolo badan ay Abaarta u dhimanayaan, wuxuu ku baaqay inay si Midaysan la isugu gargaaro.

Ugu Dambayntii wuxuu ILLAAHAY ka baryay inuu Abaarta ka saaro Abaarta xooggan ee ka jirta dalka Soomaaliya.

      Madaxweyne ku xigeenka

www.puntlandi.com.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed