abaaraha
|

(Dhagayso) Musharax Cabdi Raxmaan Farole Oo U Duulay Nairobi

Musharax Madaxweyne Cabdiraxamaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole ayaa u duulay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana ka hor inta uusan Garowe ka duulin uu Warfidiyeenada kula hadlay magaalada Garowe.

Cabdiraxaman Sheekh Maxamed ayaa sheegay in safarkiisu uu salka ku hayo arrimaha Doorashadda Soomaaliya, wuxuu sheegay inuu Kenya uga sii gudbi doono Muqdisho.

Sanatar Farole ayaa sheegay inuu dalka Soomaaliya u rajatnayo Isbadal la taaban karo, wuxuuna xusay in Soomaaliya ay isku taagi doonto cagaheeda.

Shirka Jaraa’id ayuu uga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Abaaraha.

Hoos Ka Dhagayso Shirka Jaraa’id;

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n