|

Dhagayso Idaacada VOA oo Wareysatay Dhaawicii Somaaliyeed ee ay Dowlada Qadar ku daadisay SUDAN

Sidii ay shalay horey usoo wariyeen Warbashinta Puntlandi waxaa u suurto gashay laanta afka somaaliga ee Warbaahinta VOA in ay wareysi ka soo qaado qaar ka mid ah Dhaawacyadii somaaliyeed ee ku waxyeeloobay Qarixii Soobe, ee ku dhibaateysan Dalka Sudaan, kuwaas oo Dowlada Qadar u quuri wayday iney Dalkeeda geeyaan kuna soo daweeyaan, kadibna ay ku daadisay Isbitaalo adeegiisi liito oo ku yaal Khartuum Dalka Suudaan.

Qaar kamid ah dhawaca oo la hadley VOA hoos ka dhagayso

      6f993c1d-e81d-4e40-877e-261aa24d600f_32k

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed