|

Dhagayso Madaxweyne Faroole oo ka hadley doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka hadlay Doorashada Madaxweynaha cusub ee soomaaliya iyo Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, Madaxweyne Faroole wuxuu u hambalyeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlada federaalka Dr. Xasan Sheikh Maxamud
.

Hoos ka dhagayso


Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Mobilka ku dhagayso

Halka aad ka dhagaysanaysid waa Puntlandi.com

Puntlandi.com

post@puntlandi.com

Comments are closed