DHAGAYSO WARAYSIGA OO DHAMAYSTIRAN — Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Faroole oo ka hadlay Doorashada Somalia
Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray shalay oo sabti aheyd ku sheegay inay ka digayaan in la musuqmaasuqo doorashada madaxweynenimo ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho maalinta berita ah, Haddaba Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Dr. Faroole oo ka hadlaya sababta keentay inay soo saaraan warsaxaafadeed baa wuxuu uga waramayaa laanta afsoomaliga ee BBC.
Wareysigaan baa waxaad ka dhadhansan kartaa sida ay Puntland ugu heelan tahay markasta in Somalia hesho hoggaan fiican oo dalka badbaadin kara. Waxa kale uu mudane Faroole ka dhawaajiyay in la sameystay xisbi siyaasadeed oo loo malaynayo in labada Shariif ku bahoobeen.
halkaan hoose ka dhageyso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Mobilka ku dhagayso halkaan
Puntlandi.com


