|

Dhagayso Wareysi— Puntlandi oo Garowe kula kulmey Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Tigey

Wareysi xiiso badan–Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Goblka Mudug ayaa Garowe howlo shaqo u jooga, Wariyaha Puntlandi ee Garowe ayaa shalay 15-09-2012 wuxuu la kulmey Gudoomiyaha oo uu ka wareystey Xaalada guud ee Gobolka Mudug, Wareysigaan ayaa ah mid aad u xiiso badan oo uu Gudoomiyuhu si qodo dheer uga hadlayo isbadalka Gobolka ka socda hada, oo loogu yeereyMUDUG SHALAY IYO MAANTA. Hoos ka dhageyso wareysigaan xiisaha badan ee aan la yeelaney Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yusuf Jamac Tigey

Hoos ka dhagayso Wareysiga

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halka aad ka dhagaysanaysaan waa Puntlandi.com
Waxaa soo diyaarshey Xafiiska Puntlandi ee Garowe

Comments are closed