abaaraha
|

(Dhagayso) Wasiirka Amniga Cabdi Xirsi Cali Qarjab Oo Puntland Dib Ugu Soo Noqday

Wasiirka Wasaaradda amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa dib ugu soo laabtay Puntland ka dib markii uu muddo dhan 5-bilood uu ugu maqnaa dalka Hindiya arrimo Caafimaad.

Cabdi Xirsi Cali ayaa dadweynaha reer Puntland ugu baaqay inay si wada jir ah uga shaqeeyaan amiga gobolada Puntland, wuxuuna dhinaca kale ka tacsiyeeyay geerida Marxuumka.

Wasiirka amniga Puntland ayaa waraysi siiyay Idaacadda daljir, halkan hoose ka dhagayso Waraysiga;

www.puntlandi.com.

Comments are closed