|

Dhagayso Wasiirka Deegaanka Cali Cabdullaahi oo sheegey in uusan jirin wararka sheegaya in ay Dowlada Puntland ka laabatay Go’aankii Gaalkacyo

wasiirka-caafimaadka-dr-cali-cabdullahiWasiirka Deegaanka Ee Dowlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo Waraysi siiyey Radio Gaalkacyo ayaa cadeeyey inaysan Dowlada Puntland ka laaban Go’aankii ay ku xanibtey Gaadiidka ka yimaada Koonfurta.

Dowladu go’aankeedu waa sidii, wax ka laabasho ahna qorshaha uguma jiraan mana aysan damcin ayuu yiri wasiirku.

Hoos ka dhagayso waraysiga

      wasiirka-deegaanka-cali-cabdulaahi-warsame1

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed